Hiloow podcast artwork

PODCAST · society

Hiloow

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.

Publisher-supplied feed metadata · PodParley refreshed Jun 12, 2026 · Source feed

  1. 57

    57. Abaaraha Soomaaliya & Saameynta Ramadaanka

    Macalin Ibraahin, Beeraleeyda Degmada Jowhar, Mudawiciinta Jowhar Youth & oo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka iyoXasan Maxauud Maxamed, oo ah qabiirka dhanka beeraha ah

  2. 56

    56. Doorka Dhalinyarada & Gurmadka Abaaraha

    Farxiyo Yuusuf Cumar iyoCaasho Xaaji Maxamuud

  3. 55

    55. Isbedelka cimilada oo wada jir loo abaro

    Deeqo Abuukar Qoorgaboo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka eek a howl galo magaalada Jowhar iyo Maxamed Xuseen WaasugeAqoonyanadaDeeqo Abukar Qorgaboo, a member of the Civil Society Organization, is working in the city of Jowhar

  4. 54

    54. Abaaraha & doorka Hey'adaha

    Muxumed Xasan Cisman, Nabadoon  iyo C.raxmaan Maxamuud Maxamed, oo ka mid Aqoonyahanada G.sh.dhexe

  5. 53

    53. Dhibaatada Ciyaal Weerada

    Axmed Coloow Beereey, Xubin ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Jowhar;Xasan JabsheTaliye ku xigeenka Booliska Degmada Jowhar;Maxamed Cabi Xuseen (Jubba);Shamso Yuusuf FaaraxXubin ka tirsan Uruurka Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe

  6. 52

    52. Abaaraha & Biyo la,aanta Webiga Shabelle

    Fartuun Aadan Xeefoow, Gudoomiyaha Ururka Haweenka Hirshabelle iyoCumar Maxamed Cumar Wasiir kuxigeenka, Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka

  7. 51

    51. Dagaal Beeleedyada iyo Doorka Dowladda

    Xamdi Keynaan Garaad, oo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka iyoC,raxmaan Maxamuud Cabdi, Beeraleeyda Degmada Jowhar; Mudawiciinta Jowhar Youth

  8. 50

    50. Nolosha barakacayaasha & saameynta abaaraha

    Hodan Wehliye Maxamuud, Ururuada Bulshada Rayidka iyoMaxamed Abuukar Axmed, Beeraleeyda Degmada Jowhar, Mudawiciinta Jowhar Youth

  9. 49

    49. Abaaraha Soomaaliya

    Faadumo Nuur Cade, oo ka mid ah ururuada Bulashada Rayidka iyoCismaan Xuseen Cumar, Gudoomiyaha xafada Hantiwadaag ee magalada Jowhar

  10. 48

    48. Roob la,aanta & dhibaatooyinka ka dhalan karo

    Muna Xuseen Cabdi, oo ka tirsan Ururuada Bulshada Rayidka Magaalada Baladweyne iyo Shariif Axmed Calasoow, Gudoomiyaha Ururuka Dhaliyarada Mudawiciinta Jowhar Youth

  11. 47

    47. Fatahaada & dhibaatooyinka ka dhasha

    Faadumo Xasan Cali, Xubin ka tirsan ururrada bulshada rayidka ah  iyo Cabdikariin Xaamud Xasan, Guddoomiyaha Xaafadda Horseed

  12. 46

    46. Ka hortaga fatahaadaha

    Ayaan Xasan Cali, waxeey ka socotaa Ururuada Bulshada Rayidka ah  iyoC/qani Xaaji Muxumed Xaaji, waa aqoomyahan ahaana Rug cadaa saxaafadeed oo falanqeeyo ah

  13. 45

    45. Abaaraha iyo Saameyntooda

    Sacdiyo Maxauud Geedi, oo ka tirsan Ururukaq Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe iyoCiise Maxamuud Maxamed, Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Mahadaay 

  14. 44

    44. La tacaalida yareynta abaaraha

    Amiiro Maxamed Meyre, oo ka mid ah, ururka Dhalinyarada Degmada Jowhar  iyo Saciid Faarax Jimcaale, oo ka mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar

  15. 43

    43. Gacmo wadajir bay wax ku gooyaan

    Shukri Cali Daahir, oo mid ah Ururuka Dhalinyarada  iyo Abuukar Xasan Abuukar, W/kuxigeenka wasaarada Waxbarada HIrshabelle

  16. 42

    42. Carratuur waa Ceymis

    Faaduma Farax JImcaalle, oo ka mid ah Golaha Degaanka Degmda Jowhar iyoCumar Maxamed Cumar, W/kuxigeenka Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle

  17. 41

    41. La dagaal Isbedelka Cimilada

    Mako Maxamed IImaan, Xubin ka tirsan Ururuka Haweenka Degmada Jowhar iyoCumar Maxamed Soomaane, W/ Dowlaha wasaarada warfaafinta Dhaqanka & dalxiiska dowlada Hirshabelle

  18. 40

    40. Dhaalinyarada & kaalinta Xoriyada

    C. Rahman Maxamuud Cabdi, Aqoon yahaan  iyo Maxamed Cabdi Xuseen, NGO

  19. 39

    39. Tacbo aad Tanaadidieh

    Hibo Yuusuf Xuseen, Xubin ka tirsan ururuka dhalinyarada degmada Jowhar iyo Maxamed Yuusuf Coloow, Wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Hirshabelle

  20. 38

    38. Dhibaatooyinka Fataahadaha Hirshabelle

    Mohamed Amiin CIsmaan Xaaji waa bidixda ninka iga xiga  iyo Cumar Saalax Cabdi waa ninka midigta iga jiroOmar Salah Abdi

  21. 37

    37. Kaalinta Dhalinyarada & Nabad Dhiska

    Sahro Cabdi Cali waa xubin ka tirsan Haweenka Degmada Jowhar iyoXuseen Shiikh Dali Zeey waa wax garadka taariiqaha si fiican u yaqaano

  22. 36

    36. Saameynta robabka & sanadkaan 2025

    Xamdi Axmed Ibraahim, mid ka mid ah ururka haweenka degmada Jowhar iyo Maxamed Bashiir QaasimWasiir ku xigeenka wasaarada beeraha

  23. 35

    35. Is cafiska waa Cibaado

    Safiya Axmed Kaneeco iyo Shukri Xersi Diiriye

  24. 34

    34. Afuri Walaalkaa

    Macalin Yacquub Cabdulaahi Colaad iyoIsaaq Xeydar Caqiil

  25. 33
  26. 32

    32. Nabad ayaa naas la nuugo leh

    Ruqiyo Cabdulle Ali Gulacaay iyoMohamed Wehliye Maxamuud

  27. 31

    31. Deegaan nabad ah iyo duunya fiyow

    Axmed Cabdulahi Bashiir iyo Cabdi Diiriye Tareey

  28. 30

    30. Dib u heshiisintu waa furaha Nolosha

    Xamdi Nuunoow Jaras, Gudoomiye kuxigeenka Haweenka Degmada Jowhar ahna kalkaaliso Caafimaad oo ka tirsan Shaqalaha Cusbitaalka Intersos iyoNabadoon Axmed Coloow Beereey, Gudomiyaha Gudiga Dubab Balaas

  29. 29

    29. Doorka Dhalinyarta iyo Warbaahinta Nabad Dhiska

    Maxamed Abuukar Caseyr oo ah Qabiir dhanka Saxaafada ah iyo Xaawo Kiin Yuusuf, oo iyadana ka mid ah Haweenka ka shaqeeya Howlaha Caafimaadka Caruurta ee Degmada Balcad

  30. 28
  31. 27

    27. Sidee loola falgalaa Masiibooyinka Dabiiciga

    Shariifo Jilibeey oo iyadana ka mid ah Ururka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexeiyoMaxamed Amin Cismaan Xaaji, Gudoomiyihii hore ee Degmada Jowhar kana mid ah Golaha Degaanka Degmada Jowhar

  32. 26

    26. Caqabadaha Beeraleyda Haysata

    Ciise Maxamuud Maxamed iyo Faaduma Naaji Axmed

  33. 25

    25. Deegaan Nadiif Ah

    Faadumo Faarax Jimcaale, Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar iyoCumar Maxamed Cumar, Wasiir kuxigeenka Wassaarada Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle

  34. 24

    24. Ka hortaga Fatahaada Webiga Shabelle

    Xamdi Axmed Yare oo ka tirsan Ururka Dhalinyarada Gobolka shabelaha dhexe, iyo Maxamed Bashiir Qaasin Daqare, Wasiir kuxigeenka Wassaarada Beeraha 

  35. 23

    23. Hal Guri iyo Hal Geed

    Barnaamijka waxaa maanta Marti iigu ah:- C.laahi Saalah Muudeey oo ka tirsan Shabakada Nabadeynta Hirshabelle ee IPN- Nafiso Seeymeey Nuur oo ka tirsan Uruurka Haweenka G,sh,dhexe

  36. 22

    22. Qataraha fatahadaha iyo Isbedelka Cimilada

    Wasuru Dowlaha Wasaarada Haweenka & Xuququl Insaanka Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Buris iyoWasuru Dowlaha Wasaarada Shaqada & Shaqaalaha Hirshabelle Cumar Abuukar Qoorgaab Minister of State for the Ministry of Women & Human Rights Mrs. Saadiyo Mohamed Nur Buris

  37. 21

    21. Sideen ku heli karnaa Degaan Cagaaran

    Faaduma Maxamed Cilimi HidaayeeyiyoXuseen Shiikh Dali Seey

  38. 20

    20. Doorka dhalinyarada ee ilaalinta degaanka

    Hodan Wehliye MaxamuudiyoAxmed Xasan Axmed (Samoow)

  39. 19

    19. Saamaynta Is-beddelka cimiladu ku leedahay fulinta waajibaadka diinta

    Shiikh Cumar Shiiq ShaamiMaxamed Cismaan XasanXamdi Axmed Ibraahim

  40. 18

    18. Ka Hortaga Fatahaada iyo Doorka Bulshada

    Sacdiyo Maxamed Nuur BurisAli Maxamuud Cadow Cumar Xasan Cismaan

  41. 17

    17. Qasaaraha Fatahaada Harbarwaaqo

    Maxamed Xasan CismaanDahabo Xasan IbraahimFaaduma Cali Damaleey

  42. 16
  43. 15
  44. 14

    14. Mamnuucida bacaha halka mar la isticmaalo

    Magacyada martida waa Marwo Sacdiyo Maxamed Nuur Burisiyo Maxamed Xuseen Waasuge

  45. 13

    13. Dib u Heshiisiin Bulsho - Qeybtii 2aad

    Barnaamijka Hiloow waxaa ah mid aad dhheysateen sanadkii hore oo aan dib idinkugu soo celinay ayaa waxaa marti inoogu ahNabadoon Maxamed Xasan Jaaki Macaani oo ka tirsan Shabakada Nabadeeynta Hirshabelle ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IPNIskuduwaha Wasaaradda Ganacsiga & warshadaha G/sh/dhexe Cumar Xaaji MaxamedDr Shukri Xirsi diiriye

  46. 12

    12. Ardayda iyo ka Hortagga Daroogada

    Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadaneynaa insha laaha ka hortaga Isticmaalka Muqaadaraadka Aradada.Cabdikariin Cumar Moalim Caaloos leh Macalin Shukri Maxamed Dhiblaawe, Deeqo Axmed Yare & Maxamed Axmed Diite

  47. 11

    11. Isu Gumasho

    Maanta waxaan ugu hadli doonaa isu gurmadka walaahi ay dhibateyeen fatahaadihii & weliba daadadkii ka dhashay robaabkii lIxaadka lahaa ee ku dhuftay gobolo badan oo Soomaaliya ka mid ah gaar ahaan Degaanada Hirshabelle.Barnaamijka Galabta waxaa marti igu ah Wasirkuxigeenka Wasaarada Ganacsiga Hirshabelle Maxamed Yuusuf Caloow & Shukri Cali Maxamed oo ka tirsan Barakacayaasha Degmada Jowhar.

  48. 10

    10. Daadadla Soomaaliya & Saameyntooda

    Barnaamijka waxaa maarti inoogu ah Faadumo Faarax Jimcaale oo ka tirsan Xildhibanada Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Ustaada Cumar Saalax oo ah aqoonyahan aad ugu xeer dheer Arimaha Isbedelka Cimilada.Waxaana maanta Barnaamijka ugu hadli doonaa arimahii ugu danbeeyay ee daadadka ka dhashay robabkii lixaadka lahaa ee ka da,ay Soomaaliya.

  49. 9

    9. Tacabka Beeraha iyo Robabka

    Barnaamijka Hiloow qeyntiisa 9,aad ayaa waxaan ku soo qadan doonaa Tacabka Xiliga deyrta & Robabka Lixaadka leh ee sameynta ku yeeshay Degaano fara badan oo ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabelle.Barnaamijka waxaa marti inoogu ah Gudoomiyaha ururka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe Madiino Cadow Coloow ahna Xubin ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Jowhar & Saalim Axmed Saalim oo ka tirsan Ururka dhalinyarada Degmada Jowhar.

  50. 8

    8. Murugo iyo Xusuuss

    * Ismaaciil Yoonis Cabdulaahi, Gudoomiyaha Tuulada Mareereey * Xuseen Mowlliid Muudeey, Gudoomiyaha Tuulada Baaroow Weyne * Nafisa Seeymeey Nuur, oo ka mid ah Uruurka Haweenka Gobolka Shabelaha dhexe

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin, ruwaayada iyo wareysiyo -- barnaamijku waxuu dhiirri gelinayaa in arrimahaas aan kor ku soo xusnay laga gaaro fahan wanaagsan. *Hiloow* waxaa soo jeedin doono Cabdikariin Omar Moalim (Aaloos) ah asagoo la kaashanaaya hayàdda Berghof Foundation oo ay taageereyso Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jarmalka.

HOSTED BY

Hiloow

CATEGORIES

Frequently Asked Questions

How many episodes does Hiloow have?

Hiloow currently has 50 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Hiloow about?

*Hiloow* waa barnaamij ka baxa idaacadaha maxalliga ah ee Hirshabelle. Barnaamijkaas waxaan ku soo bandhigi doonnaa doodo diiradda saaraya bulshada, arrimaha is-bedelka cimilada, khilaafaadka, dib u heshiisiinta iyo nabadda .. taas waxaan u mari doonnaa heeso wacyigelin ah, gabay, sheekooyin,...

How often does Hiloow release new episodes?

Hiloow has 50 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to Hiloow?

You can listen to Hiloow on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Hiloow?

Hiloow is created and hosted by Hiloow.
URL copied to clipboard!