PODCAST · business
Hujale Podcast
by Moulid Hujale
A space where I share ideas and experiences to inspire young Somalis
-
3
Sida Ugu Fudud ee loo Qoro Codsi Shaqo
Episode-kan waxaad ka baranaysaa sida loo qoro warqadda codsiga shaqada. Fadlan fikirkaaga ka dhiibo, lana wadaag asxaabtaada.
-
2
Su'aalaha ugu muhiimsan wareysiga shaqo (Job interview tips)
Episode-kan waxaad kaga boganeysaa sida loo diyaariyo interview-ga shaqada iyo su'aalaaha ugu muhiimsan iyo sida looga jawaabo. Fadlan comment-ga iigu reeb wixi talo iyo tusaale ah. Mahadsanid.
-
1
5 qodob oo aad sare ugu qaadi kartid fursadaada shaqo
Waa qeybta kowaad barnaamij taxane ah aan ugu talo galay dhalinyarada Soomaaliyeed oo doonaysa inay xirafadooda iyo fursadahooda shaqo ku kobciyaan.
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
Loading similar podcasts...