Radio Deegaan Codka Geeska podcast artwork

PODCAST · music

Radio Deegaan Codka Geeska

Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.

Publisher-supplied feed metadata · PodParley refreshed Mar 16, 2026 · Source feed

  1. 14

    Weydii Qoraaga #01

    Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare

  2. 13

    Wareysi xiiso leh iyo Qore Baanacaymuun

    Waa wareysi xiiso leh oo uu Qore Cabdifataax Baanacaymuun siyay Harbi Amir

  3. 12

    Aqoonyahan Muuddey oo ka warramaya khatarta cudurka safmareenka ee CoVid19

    Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey

  4. 11

    WAR DEG DEG AH: AABAHAY, OMAR FURE, NOLOSHA EYGA TU KA XUN AYUU KU NOOLYAHAY (HUSSEIN OMAR FURE OO U WARAMEY RADIO DEEGAAN )

    Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.

  5. 10

    ISMAIL OMAR GUELLEH MA JECLA DIMUUQIRAADIYADDA, SIDAA WAXAA YIDHI RUUG CADAAGII (AUN) ADEN ROBLEH AWALEH. 1999.

    HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA.

  6. 9

    Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland

    Wareysi Xasaasi ah oo ku Saabsan Doorashada Somaliland Salal iyo Awdal

  7. 8

    Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 3 aad)

    waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.

  8. 7

    Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020 (Qaybtii 2 aad)

    waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.

  9. 6

    Barnaamijka Ciidda Carafo 31 Luulyo 2020

    waa barnaamij aan ugu talo galnay munaasabadda ciidda carafo.

  10. 5

    Wareysi xasaasi ah (3) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta

    Waa qaybtii 3 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.

  11. 4

    Wareysi xasaasi ah (2) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta

    Waa qaybtii 2 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.

  12. 3

    Wareysi xasaasi ah (1) - Siyaasi Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta

    Waa qaybtii 1 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.

  13. 2

    Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 2aad

    Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.

  14. 1

    Wareysi Abubakar Cumar (Boobe) Qaybtii 1aad

    Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.

HOSTED BY

Deegaan Codka Geeska

CATEGORIES

Frequently Asked Questions

How many episodes does Radio Deegaan Codka Geeska have?

Radio Deegaan Codka Geeska currently has 14 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Radio Deegaan Codka Geeska about?

Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.

How often does Radio Deegaan Codka Geeska release new episodes?

Radio Deegaan Codka Geeska has 14 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to Radio Deegaan Codka Geeska?

You can listen to Radio Deegaan Codka Geeska on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Radio Deegaan Codka Geeska?

Radio Deegaan Codka Geeska is created and hosted by Deegaan Codka Geeska.
URL copied to clipboard!