SBS Somali - SBS Afsomali podcast artwork

PODCAST · news

SBS Somali - SBS Afsomali

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

Publisher-supplied feed metadata · PodParley refreshed Jun 12, 2026 · Source feed

  1. 1000

    How can my child learn about Indigenous Australia? - Australia Explained: Sidee carruurta loogu bari karaa dhaqamada First Nations?

    Supporting your child’s connection with the world’s oldest continuing living culture is one of the greatest gifts you can offer them while raising them in Australia. But if you’re new to the country, you may be unsure where to begin. Here are some starting points and ideas to help you and your child learn about Aboriginal and Torres Strait Islander peoples, cultures and history. - Qof kasta oo Australia ku nool, ha ahaado qof dalka ku dhashay ama qof dibadda ka yimid, wuxuu qayb ka yahay geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta ee Australia weli ku jirto. Haddii aad tahay waalid Australia ku cusub, halkan ka hel talooyin kaa caawiya, in adiga iyo carruurtaaduba aad wax ka barataan dadka asaliga ah Australia, dhaqankooda iyo taariikhdooda.

  2. 999

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 28 August 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 28 August 2026.

  3. 998

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 28 August 2026

    Warkii Soomaaliya oo Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Jimce ah halkan ka dhegeyso.

  4. 997

    Waraysi: Guddoomiyaha Global Somali Diasporta Jawahir Dahir

    Jawahir Dahir oo ah guddoomiyaha ururka Global Somali Diaspora (GSD) ayaa ka warrantay guud ahaan ujeeddooyinka iyo howlaha ururka iyo gaar ahaan shirweynaha ururka ee 2026 oo sannadkan ka dhacaya magaalada Brisbane ee dalka Australia.

  5. 996

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 27 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Khamiis 27 August 2026

  6. 995

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 26 August 2026

    Halkan ka dhegeyso Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 26 August 2026

  7. 994

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Arbaco 26 August 2026

    Warka Soomaaliya ee Arbacada waxaa ka mid ah, Maxakamadda Sare ee Soomaaliya oo amartay in doorashooyinkii Galmudug aanay waafaqsanayn dastuurka isla-markaana dib loogu celiyo.

  8. 993

    Waraysi: Keyf Maxamed oo Ka Warraymaysa Buug ay Qortay Si Carruurta Loogu Baro Af-Soomaali

    Dhegeyso Waraysiga Keif Maxamed oo qortay buug ay ugu talo gashay in carruurta Soomaaliyeed iyo qofkii aan Af-soomaali aqoonba ay ka bartaan.

  9. 992

    SBS Somali News: Warka Austarlia iyo Caalamka ee Talaado 25 August 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 25 August 2026

  10. 991

    Hadda is Diyaariya: Maamullada oo Xilliga Spring-ka Ka Digey Khatar Weyn oo Dab-kaymeedyo

    Dadka Australiya ayaa loogu baaqayaa inay hadda isu diyaariyaan xilliga-Spring-ka oo laga yaabo inuu ka kululaado kuwii hore, iyadoo meelo badan oo dalka ka mid ah laga saadaalinayo dab-kaymeedyo khatar leh.

  11. 990

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 24 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 24 August 2026.

  12. 989

    Birth and pregnancy care options in Australia - Australia Explained: Fursadaha Daryeelka Uurka iyo Dhalmada ee Australia

    If you're first-time parents in Australia, choosing where and how to give birth can feel overwhelming. Whether you go through the public or private health system, it is important to understand your options and know where to reach out for advice to make the right decision for you and your baby. - Haddii aad markii ugu horreysay hooyo noqonayso , halka iyo sida aad u umuli lahayd waa go’aan aanay sahlanayn. Australia waxaa ka jira, dhowr nooc oo daryeelka uurka iyo dhalmada ah oo aad kala dooran karto. Waxaana ka mid ah adeegyada caafimaadkd dadweynaha ama kuwo gaar loo leeyahay. Sidaas darteed, waa muhiim inaad fahamto fursadaha kuu bannaan iyo meesha aad ka heli karto talo, si aad u doorato waxa adiga iyo ilmahaaga idiin habboon

  13. 988

    SBS Somali News: Warkii Australia iyo Caalamka ee Jimce 21 August 2026

    Madaxweynah Maraykanka Donald Trump ayaa Iran ugu hanjebey dagaal dhaqaale. Dowladda dhexe ee Australia-na waxaa loogu baaqay inay xuquuqda Aadamaha ka dhigto xuddunta sharciyada dalka. Halkan ka dhegeyso warka maantan.

  14. 987

    Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 21 August 2026

    Warka Soomaaliya ee Jimice 21 August 2026 waxaa ka mid ah culumo soomaaliyeed oo ku baaqay in la joojiyo dhul-boobka laga sheego Muqdisho. Halkan ka dhegeyso.

  15. 986

    Waalidiin Maxakamad La Aadey Shirkadda Meta ee Leh Facebook

    Labaatan iyo sagaal ka mid ah gobollada Maraykanka ayaa dacwad kusoo oogey Shirkadda Meta , iyagoo ku eedeynaya shirkadda, inay si ula kac ah u qaabaysay qaar ka mid ah adeegyadeeda Facebook iyo Instagram, si ay carruurta iyo dhallinyaradu ula qabatimaan, iyadoo aanay qaddaren halista caafimaad ee kaga imaan-karta carruurta.

  16. 985

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka Khamiis 20 August 2026

    Wararka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Khamiis ah halkan ka dhegeyso.

  17. 984

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka Arbaco 19 August 2026

    Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 19 August 2026 halkan ka dhegeyso.

  18. 983

    Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 19 August 2026

    Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ka qudbeeyey Gaal-kacyo iyo mucaaradka oo mar kale ku eedeeyey dhul-boob. Halkan ka dhegeyso warkii Soomaaliya naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.

  19. 982

    Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo heshiis ka gaaray xeerarka xayeysiisyada khamaarka

    Wax-ka-beddelkii xeerarka xayaysiinta khammaarka ayaa la filayaa in la meel-mariyo ka dib markii ay dowladda iyo xisbiga Coalition-ku heshiis ka gaareen. Dhinaca NDIS-na hoggaaamiyaha mucaaradka Angus Taylor ayaa shuruud ku xidhay si ay u taageeraan. Halkan ka dhegeyso.

  20. 981

    Dheeman malaayiin sano ku samaysmi jirey oo hadda laba toddobaad lagu sameeyo

    Qiimaha dheemanka dabiiciga ah ayaa hoos u dhacay, halka dhinac kalena dheemanka shaybaarka lagu sameeyo uu si weyn u soo caanbaxay. Toddoobaadyo gudohood ayaa lagu soo saari karaa dheemman waaweyn oo tayo leh. Xitaa qofkii khabiir ahi indhihiisa kuma kala garan karo dheemanka dabiiciga ah iyo kan shaybaarka lagu sameeyey. Halkan ka dhegeyso.

  21. 980

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 18 August 2026

  22. 979

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 17 August 2026

    Warkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 17 August 2026, halkan ka dhegeyso.

  23. 978

    SBS Firday Somali Program: Barnaamijkii Jimice 14 August 2026 oo dhammaystiran

    Halkan ka dhegeyso barnaamijkii Jimcaha 14 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.

  24. 977

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 14 August 2026.

  25. 976

    Dowladda oo malaayiin ku maalgelinaysa guryaha dhibbanayaasha tacaddiyada — ma ku filan tahay?

    Dowladda Australia ayaa sheegtay inay lacag dhan 308 milyan oo doollar ku maalgelinayso xalal dhinaca guryaha ah, si haweenka iyo carruurta tacaddiyada ka cararaya loo caawiyo. Balse dadka dhaliila dowladda ayaa sheegay in loo baahan yahay wax intaa ka badan.

  26. 975

    Somalia News: Warka Soomaaliya Jimce 14 August 2026

    Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee Jimce 14 August 2026.

  27. 974

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 13 August 2026.

  28. 973

    Census Wrap Up: Weli waad buuxin kartaa tiro-koobka si aad uga fakato ganaax

    Mas’uuliyiinta hay’adda ABS ayaa sheegay in ay dadka aan weli buuxinnin formka tiro-koobka lasoo xiriiri doonaan toddobaadkan. Qofkii si ula-kac ah u diida inuu ka qaybqaato tiro-koobkuna wuxuu mutaysan karaa, bay yiraahdeen, ganaax dhan $364 maalin walba.

  29. 972

    Can you pick fruit from someone's garden? - Australia Explained: Khudaar ma goosan kartaa geed qof kale leeyahay?

    Walking through an Australian suburb, you might spot everything from curry leaves and lemons to tomatoes and herbs growing in front gardens or on verges. But is it legal to pick it? This guide explains when it's legal to pick produce, why permission matters, and how community gardens offer another way to grow your own food. - Weli adigoo jidka lugaynaya ma kusoo baxday midho la cuno oo ku yaalla geed ka baxay guri iyo jid dhexdood? Dabcan dhulkaas waxaa maamusha dowladda hoose? Miraha ku yaalla geedkaas ma goosan kartaa idam-la'aan? Haddiise aad ku jirto guryaha dabaq-yada sidee baad u beeran kartaa khudaar? Qaybtan Austarlia Explained ka dhegeyso waxa sharcigu ka qabo.

  30. 971

    SBS Somali News: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 12 August 2026, halkan ka dhegeyso.

  31. 970

    Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 12 August 2026

    Warkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah halkan ka dhegeyso. Abdi-Janan oo Jubbaland dib ugu laabtay baa ka mid ah.

  32. 969

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 11 August 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee maanta oo Talaado ah halkan ka dhegeyso, 11 August 2026

  33. 968

    Saddex Khatarood: Qodobbada ka dambeeya Spring-ka kulul ee Australia

    Markii ugu horreysay muddo toban sano ah, waxaa gobolkan ay Australia ka mid tahay, ka jira xaaladda la yiraahdo El Niño aad u xooggan, waana markii ugu horreysay muddo toban sano ah oo xaalad sidan u xooggan la arko. Xilliyada Spring iyo Summer-ka ayaa la saadaalinayaa inay noqdaan kuwo intii ore ka kulul kana qallalan, isla-markaana ay halista dab-kaymeedyaduna badan karto.

  34. 967

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 10 August 2026.

    Halkan ka dhegeyso qodobbo ka mid ah wararkii Australia iyo Caalamka ee maanta oo Isniin ah 10 Ausgust 2026.

  35. 966

    Friday Program Full: Barnaamijkii Jimcaha oo dhammaystrian

    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 7 August 2026 oo dhammaystiran oo laga reebay xayaysiisyadii.

  36. 965

    What are my rights if stopped by police in Australia? - Australia Explained: Waa maxay xuquuqdaydu haddii booliiska Australia i joojiyo?

    Police officers have a range of operational powers they can exercise under legislation, including to ask questions, give ‘move on’ directions and conduct searches. Here’s what you need to know about your basic rights and obligations in a police interaction. - Booliiska Australia waxay leeyihiin awoodo kala duwan oo sharcigu u oggol yahay inay isticmaalaan, sida inay su’aalo ku weydiiyaan, inay kugu amraan inaad goob ka dhaqaaqdo, ama inay ku baaraan. Halkan waxaannu kuugu sharraxaynaa xuquuqdaada aasaasiga ah iyo waajibaadka ku saaran marka aad boolis la macaamilayso.

  37. 964

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warka Australia iyo Caalamka ee Jimce 7 August 2026

  38. 963

    Somalia News: Warka Soomaaliya ee Jimce 7 August 2026

    Wararkii Soomaaliya ee naga soo gaarey Muqdishu maanta oo Jimce ah, halkan ka dhegeyso.

  39. 962

    Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto

    Ubah Gabris, oo ah madaxa ururka Somali Council of New South Wales, ayaa ka warramaysa muhimmadda ay dadka Soomaaliyeed ee Australia deggan u leedahay inay si buuxda uga qayb qaataan Tiro-koobka (Census) 2026 oo dhici doona Talaadada 11 August 2026.

  40. 961

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka Khamiis 6 August 2026

    Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 6 August 2026 halkan ka dhegeyso

  41. 960

    #116 Visiting a vet (Med) - Learn English #116: Booqashada dhakhtarka xayawaanka

    Learn English useful for talking about your sick pet. Practise everyday phrases for explaining when an animal is not eating, drinking, or acting normally. - Baro erayo iyo weedho la isticmaalo marka aad rabbaayaddaada dhakhtar u geyso. Ku tabo-baro weedhaha maalinlaha ah ee lagu sheego in aanu rabbaayaddaadu cuntada cunahayn, biyaha cabbaynin ama uu ka duwan yahay sidii caadiga ahayd.Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here.

  42. 959

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026

    Warkii Australia iyo Caalamka ee Arbaco 5 August 2026 halkan ka dhegeyso .

  43. 958

    Dab-kaymeedyadu ma aha khatarta keliya; qiiqa ka dhasha ayaa dadka dili kara

    Marka uu dab-kaymeend ku isku fidiyo dhul ballaaran, wuxuu keenaa muuqaal cabsi leh, laakiin saynisyahannadu waxay leeyihiin khatarta ugu weyniba ma aha dabka qudhiisa — balse waa tahay qiiqa ka dhasha oo si weyn u saameyn kara caafimaadka dadka.

  44. 957

    Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 5 August 2026

    Xisbi kasoo hor-jeestey natiijadii doorashada Galmudug iyo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlay khayraadka Badda Soomaalieed iyo sida ay muhiim u tahay in laga faa'iidesto ayaa ka mid ah wararka Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.

  45. 956

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Talaado 4 August 2026

  46. 955

    Warbixin muujisay in siyaasadaha "Closing the Gap" ay weli ku fashilmayaan carruurta First Nations

    Waxaa hadda la marayaa kala badhka muddadii la rabey in lagu dhammeeyo heshiiska 'Glosing the Gap'. Laakiin hal keliya oo ka mid ay 19-kii yool ee lagu dejijey heshiiska ayaa u socda sidii loo qorsheeyey. Maxaa dhacay? Halkan ka ogow.

  47. 954

    SBS News Somali: Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 3 August 2026

    Halkan ka dhegeyso warkii Australia iyo Caalamka ee Isniin 3 August 2026

  48. 953

    How to answer the 2026 Census English proficiency question | Bonus episode - Learn English: Sida looga jawaabo su'aasha aqoonta Ingiriisiga ee Tirakoobka Dadweynaha 2026

    How do you choose between "not well", "well" and "very well" when the Census asks about your English? Honorary Professor Lynda Yates explains what these answers mean in everyday life, why perfect grammar isn't the goal, and how to assess your English with confidence. - Marka Tirakoobka Dadweynaha ee 2026 uu ku weydiiyo heerka aqoontaada Ingiriisiga, sidee ku dooranaysaa jawaabaha "not well", "well" ama "very well"? Halkan ka ogow sida saxda ah ee looga jawaabo.Keep practising the phrases from this episode and test what you’ve learned with our quiz here. - Ku tabo-baro weedhaha ku jira casharkan, Wixii aad ka baratay casharkana ku tijaabi halkan.

  49. 952

    SBS Somali Friday Program: Barnaamijkii Jimce 31 July 2026 oo dhammaystiran

    Halkan kaga soo cesho barnaamijkii Jimcaha 31 July 2026 oo dhammaystiran. Warar iyo warbixinno muhiim ah ayaad ka helaytsaa.

  50. 951

    What is the Garma Festival and why is it important? - Australia Explained: Waa maxay Garma Festival, maxayse muhiim u tahay?

    The Garma Festival is Australia’s largest Indigenous cultural gathering where thousands of people travel to a remote town in Nhulunbuy on northeast Arnhem Land in the Northern Territory. Here's what happens at Garma and who can attend. - Garma Festival waa kulan-dhaqameedka ugu weyn ee Australia ee dadka dhulka loogu yimid. Kumannaan dad ah ayaa sannadikiiba mar u socdaala tuulo fog oo la yiraahdo Nhulunboy oo ku taalla gobolka Northeast Arnhem Land ee Northern Territory. Halkan ka baro waxa halkaa ka dhaca iyo cidda ka soo qayb gasha.

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

HOSTED BY

SBS

Produced by SBS Audio

CATEGORIES

Frequently Asked Questions

How many episodes does SBS Somali - SBS Afsomali have?

SBS Somali - SBS Afsomali currently has 50 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is SBS Somali - SBS Afsomali about?

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

How often does SBS Somali - SBS Afsomali release new episodes?

SBS Somali - SBS Afsomali has 50 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to SBS Somali - SBS Afsomali?

You can listen to SBS Somali - SBS Afsomali on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts SBS Somali - SBS Afsomali?

SBS Somali - SBS Afsomali is created and hosted by SBS.
URL copied to clipboard!