Skip to content
Somali Book review Podcast podcast artwork

Somali Book review Podcast

by Somali Book review

Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books.Waa goob jabaqeed lagu falanqeeyo buugta Af-soomaaliga ku qoran, kuwa Soomalidu qoreen, qaarka laga qoray Soomaalida iyo buugta caalamka intaba. Nagala soo xidhiidh barta Twitter @SomBookPodcast

From the show's RSS feed, refreshed Oct 12, 2024. Source feed.

Subscribe Bookmark

Episodes

  1. 12- A woman of firsts; Edna Aden

    Adna Adan Ismaaciil waa Soomaalida ugu wax qabadka badan leh, qarnigii na soo dhaafay iyo kaniba. waxa ay haldoor iyo hogaan u ahayd ololayaal badan oo bulshada Soomaliyeed wax ka badalay, waxa ay u joogtay dhacdooyin badan oo 60 kii sanno ee na soo dhaafay muhiim u ahaa samaysanka ummadda...

  2. 11- Jirrida Baambuuga (ساق البامبو)

    Jirrida Baambuu waa sheeko faneed carbeed (Novel) dhawaan loo turjumay afka Soomaaliga.

  3. 10- The Yibir of Las Burgabo

    The Yibir of Lasburgabo waa buug sheeko faneed male awaal ah oo qaadaa dhigaya waxyeelada iyo foolxumada isir sooca. waa dhigane ku qoran af-ingiriisi waxana qoray Maxamuud Geeldoon.

  4. Book 9 - The Fortune Men by Nadiifo Maxamed.

    The Fortune Men (Raggii Hoodada lahaa) waa sheeko faneed ku salaysan dhacdooyin dhab ah oo ka dhacay magaalada Cardiff dabayaaqadii kontomeeyadii. waxa uu ku qoranyahay afka - Ingiriisiga waxana la daabacay sanadkan 2021.

  5. Book 8 - Shan Sheeko by Axmed F. Cali (Idaajaa)

    Waa buug kooban oo lagu soo aruuriyay shan sheeko oo Soomaaliyeed oo caan baxay. Waxa qoray suugaan-ruugga Axmed F Cali (Idaajaa). Shoutout to Simaneey Podcast oo dhawaan nagu daray liiska podcast-yada Soomaalida. kala xidhiidh 🌍www.somalipodcasts.com.

  6. Book 7 - Dirkii Sacmaallada by Axmed Ibrahim Cawaale

    Dirkii Sacmaallada waa buug kooban oo qoraagu ugu kuur galay ka warcelinta soojireenka Soomaalinimada? xagee bay ka yimaadeen? ereyga Soomaali xagee buu ka yimid? Masaaridii hore iyo Soomaalida iwm.

  7. Book 6 - From a crooked rib by Nuruddin farah

    Feedh Qaloocda waa buugii curad ee quraaga Nuuradiin faarax lana daabacay sanadkii 1970kii.

  8. Book 5- Mogadisho Memoir by Hassan Abukar

    Gorfaynta dhigaalkii Xusuus qorkii Muqdisho ee Xasan Abuukar ku qoray afka ingiriisiga sanadkii 2015.

  9. Book 4- Dhibbanaha aan Dhalan by Cawl

    Buugga afraad waxa wada gorfaynayna aniga iyo saaxiibkay Cali casimaan. Dhagaysi wacan. the fourth Book (the unborn sufferer) is reviewed with my friend Ali.

  10. Book 3 -Hidden Life of Trees - Nolosha Dahsoon ee Geedaha

    Review of Hidden life of trees (Nolosha Dahsoon ee Geedaha) by Peter Wollhoben.

  11. Book 2 - First footsteps in East Africa , Richard Burton, 1856

    Buuga kani waa mid af ingiriisi ku qoran oo laga qoray Soomaalida. la daabacay badhtankii qarnigii sagaal iyo tobnaad.

  12. Book 1- Aqoon darro waa u nacab jacayl , waxa qoray Faarax M J Cawl 1974

    Buuga uu ku curtay barnaamijkani waa buuga caan baxay ee Aqoon darro wa u nacab jacayl. The first book on this book is none other than the classic "ignorance is the enemy of love".

  13. Hordhac

    This is an intro to the podcast. Meeriskani wuxu hordhac u yahay Madal jabaqeeddan.

About this show

Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books.Waa goob jabaqeed lagu falanqeeyo buugta Af-soomaaliga ku qoran, kuwa Soomalidu qoreen, qaarka laga qoray Soomaalida iyo buugta caalamka intaba. Nagala soo xidhiidh barta Twitter @SomBookPodcast

Hosted by

Somali Book review

Categories

Frequently asked questions

How many episodes does Somali Book review Podcast have?

Somali Book review Podcast has 13 episodes on PodParley. The most recent episode was published on December 7, 2023.

What is Somali Book review Podcast about?

Somali Language podcast about Books. This including Books in Somali, about Somalis, Authored by Somalis. Occasionally we also review world literature and other books.Waa goob jabaqeed lagu falanqeeyo buugta Af-soomaaliga ku qoran, kuwa Soomalidu qoreen, qaarka laga qoray Soomaalida iyo buugta...

How often does Somali Book review Podcast release new episodes?

Somali Book review Podcast publishes about every 90 days, based on its 13 episodes since December 2020.

Who hosts Somali Book review Podcast?

Somali Book review Podcast is created and hosted by Somali Book review.
Link copied