Skip to content
Wardoon Podcast podcast artwork

PODCAST · news

Wardoon Podcast

by Wardoon Podcast

Wardoon podcast is weekly podcsting Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono.Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka dhawaan doontaan janaalkeena YouTube-ka sidoo kale ka dhageysan doontaan dhamaan goobaha laga dhageysto podcast-yada sida spotify, apple podcast iyo waliba google podcast adiga oo ku qoraya oo Wardoon podcast.

Publisher-supplied feed metadata · PodParley refreshed Apr 14, 2026 · Source feed

Episodes

  1. REACTION "Comment-yada ugu qosolka badnaa ee aan aragno. WardoonPodcast #Episode 007

    Comment-yadii ugu qosolka badnaa ee aan aragno waa qodobka todobaadkaan aan ku lafa guri doono barnaamijka. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: [email protected] Facebok…

    more
  2. IQ-ga soomaalida oo aad uga yar mid aduunka kale. Wardoon Podcast #Episode 006

    Caqliga Soomaalida oo lagu xisaabay in uu ka ka hooseeyo 68% marka loo eego wadamada kale ee aduunka. Arintaas ayaan barnaamijka uga hadli doonaa INSHA ALLAH. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: [email protected] Facebok: wardoon20 Instagram:...

  3. Baad la iskaga qaato baraha bulshada #Episode 005

    Waxaan todobaadka barnaamijka uga hadli doonaa cod sir ah oo laga duubay Shiine Culay oo baad weydiisay ganacsade Soomaali ah. Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad nagala soo xiriiri kartaa:- E-mail: [email protected] Facebok: wardoon20 Instagram…

    more
  4. Lacag ma ku bixin laheyd waxbarasho? - WARDOON PODCAST #Episode 4

    Waxbarasho lacag ma ku bixin laheyd? Falanqeynta todobaadkaan ayaa ah su'aashaas waxaana is barbar dhig ku sameyn doonaa waxbarashada dalkii iyo mid taala wadamada reer galbeedka. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh Samir Khadar Mohamed Ayaanle Waxaad...

  5. Jahwareer qaabka waalidka la isugu yahay. Wardoon podcast #Episode 003

    Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa qaabka fog ee waalidka la isugu yahay. waxaa dhanka taleefoonka noogu marti ah Yaxye Muuse Cali oo aan su’aalo badan ku weydiin doono. Barnaamijka waxaa iidin la socod siinaya Producers & Edited by: Abdifitah Nuh, Samir Khadar & Mohamed Ayaanle...

  6. Macalin dugsi Quraan oo fara xumeeyay gabar 8-sano jir ah. Falceln - Wardoon #Episode 002

    Todobaadkaan barnaamijka waxaan ku gorfeyn doonaa dhacdo xanuun badan oo dhawaan dalka Soomaaliya ka dhacday. Dhawaan ayaa lagu faafiyay baraha bulshada nin sheegay in uu yahay macalin dugsi Quraan balse aan u aragno in uu yahay QOF aanan fiyoobeyn. Ninka ayaa fara xumeyay gabar yar oo da'deedu...

  7. Gabar awoowgeed kufsaday. Ma run baa mise? #Episode 001

    Barnaamijka todobaadkaan waxaan ku falanqeyn doonaa haweynka soomaalida gaar ahaan ku nool wadamada galbeedka ee ku andacooda in la kufsaday marka ay yimaadaan dalalkaan. - Sababta maxey tahay? - Dhaqamada reer galbeedka & soomaalida - Isku dhaca dhaqamo kala duwan

  8. TRAILER WARDOON PODCAST 2020

    WARDOON PODCAST will be an open platform to discuss social and political issues. WE will stream usually onice a week with faboluse issuees. Don't miss WARDOON PODCAST. Producers: Mohamed Ayaanle, AbdiFatah Nuh & Samir Khadar Welcome to Wardoon

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Wardoon podcast is weekly podcsting Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono.Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka dhawaan doontaan janaalkeena YouTube-ka sidoo kale ka dhageysan doontaan dhamaan goobaha laga dhageysto podcast-yada sida spotify, apple podcast iyo waliba google podcast adiga oo ku qoraya oo Wardoon podcast.

HOSTED BY

Wardoon Podcast

CATEGORIES

Frequently Asked Questions

How many episodes does Wardoon Podcast have?

Wardoon Podcast currently has 8 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Wardoon Podcast about?

Wardoon podcast is weekly podcsting Kusoo dhawaada barnaamijka ila-hadal podcast oo noqon doono mid aan ku faaqidi doono:- arimaha bulshada, maadeysi, cayaaraha fanka iyo suugaanta iyo hadba dhacdooyinka markaasi taagan oo aan re-action ka bixin doono.Barnaamijka waxaad todobaadkiiba labo goor ka...

How often does Wardoon Podcast release new episodes?

Wardoon Podcast has 8 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to Wardoon Podcast?

You can listen to Wardoon Podcast on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Wardoon Podcast?

Wardoon Podcast is created and hosted by Wardoon Podcast.
URL copied to clipboard!