All Episodes
Somali-happyFamily Podcast — 110 episodes
Marabtaa inuu guurkaada, noqodo mid najaxo,intaan samee?
8 Calamadah lagu garto Xad-gudubka ku ah Ninka xaaskiisa!!
Marabtaa inaad hanato qalbiyada Dadka?
Waqti hore kajar, ilmahada 4 dhaqan ee xun! Bad behavior!!
Wax walibo waxay leeyihiin ka hortag,ama joojin!!
Waa maxay Barbaarinta iyo Muhiimadeeda,ay leedahay?
Wax badan ka ogow,wax barashada Austria,wax marti noo ah,macalin Taajir Abdullaahi.
Ilmaha Teenager,saamaynta ay ku yeelato kalataga Waalidiintood!
10 Sano kadib, yaad ka sugeysaa inaay ku badasho?
Dadka qaar ayaa sugayo, fursad ay kugu isticmaalan!! ee iska jir!!
Xaquuqda Islaamku siiyey Haweenka!!
Waa maxay sababta ay muhiim u tahay amaanta?
Waa maxay Dareen khaadasho? Emotional Blackmail?
Ma ogtahay, Dadku Adiga ayay kuu baahan yihiin,Adiguna waad u bahan tahay?
liidashada daruufaha ama edeynta dadka kale,Maskaxda dhibanah ah!!
Matahay Qof fahmikaro Dadka kale shacuurtoda,ama Baahiyahooda?
Sideen ku ogaan karaa,Qofka saxda ah ee igu haboon?
Ragu way is beddalaan,Guurka ka dib?
Waxaan doonayaa inaan Guursado,lkn halshardi ayaan wataa?
Samee xisaab xidhka noolasha, Si Aad naftaada u barato!!
Haddii aad tahay isla Qofkii 2 Sano ka hor, weli waxaad tahay Qofkii aad ahayd!!
Mabaad'iida akhlaaqda,sida Caqiidad iyo Qoomiyad!!
Qiimahaaga ma go'aamiyaan Dadka kale ee Adiga ayaa go'aamiyo!!
Farqiga u dhaxeeyo Guurkii hore iyo kan haddajiro!
Go'aan Qaadashada iyo Ma'baadiideeda?
Waa maxay noocyada niyad-jabka?
Dhaleceynta ama ceebaynta kala taga Lamaanah!!
Adkeysiga noolasha! Resilient life!
Sida loo dhiso Kalsooonida? How to build trust?
Ha u isticmaalin labadan baraha Bulshada! Do not use these two on social media!
Eray nolashaada wax ka bedali doono! A word that will change your life!
Dayaca shacuureed ee Carruurnimada! Emotional neglect in childhood!
Sidee loo ixtiraamo ninkaaga?How to respect your husband?
Maareynta Waqtiga adag ee Lamaanaha! Difficult time management for couples!
Ku noolow waqtiga xaadirka ah!! live in the moment!!
Dunidan iyadoo qabya ah ayaad ka tagaysaa!!
Marabtaaa in goobta shaqada laga jecelado?Sifooyinkan yeelo!!
Ma nasiibkaaga mise Adiga go'aan saday?
Booska Aaabe ah waxa u buuxinkaro malahan ilmaha!!
Xariirka Lamaanaha ee Xumaaday,2shay oo midna ku caawinayso midna dab qabdsiinayso!!
Markii uu xumaado Xariirka Lamanaha,go 'aan nocee ah ayaad qadanaysaa?a?
Sidee ku Ogan karataa isbadalka ku yimado Lamanahaaga?
Maxaa sababo ilmuhu in uu Noqdo Narcissistic?
Adigo wax Saxi karo karo, Hanoqon Qof wax fogeeyo!!
Halkan waxaad kukala baranaysaa asaxaabtada! I Here you learn with your friends!.
Waqti lumis,Dumark.Waste of time,women.
U guuritaan ka dalkale?I Moving from Country to country?
Abuurista Kalsoonida. I Creating Trust.
Yaa ilmaha waqti siiyo,Aabe mise Hooyo?
Ilaalinta Xaquuqda Carruuurta!! Protect the Rights of Children!!
Caawinaad ma waydiisankara Social Caruurta?
Dadka danaysta yaasha ah!! I Selfish People!!
Bar Caruruurta, sida loola hadlo Dadka kale?Teach children,how to talk to other people?
Jooji sixitaanka Dadka kale Khaldaadkooda! Stop correting other people's mistakes!
Sababta fashilka guusha lammaanaha! Cause of failure of partner's success!
Wa maxay isfahan la"aanta Waalidiinta iyo Dhalinyaradu?What are misunderstanding parents and Teenagers?
Sababaha furniinka? I Reasons for divorce?
Sidee bay Bulshadaydu u falcelisay Podcast Sanad kadib?How is my community reacting after a year?
2 Labo shey oo Dumarka isku haleyaan Ragan u kafaa"iidaysto!!
Labo wajiile hadaad maqasho kan ayaa ugu xun ama ugu liito!!
Markii aad ku jirto xaaladan Jooji, lakulanka Asxaabtada ah iyo Social Media
Su"aashan inabadan la iwadiiyey,wax yaalo malahan yurub!!
Fashilka ku yimaado Lamaanah,marka ay samaynayaan isbadal Hormar leh.
Labo sababood oo keenikaro burburka Qoyska ama Lamanaha!!
Hadafkaada yuu na noqonin guurso kadib na ilmadhal oo kalii ah!
Wax kaste oo Aad dhageysatid ama Aad daawato ogaw inay saamayn kugu yeelanayso.!!
Waa tuma Sahra, Magaca Somalihappyfamily maxaan u doortay?
Dadka waxaa ugu liito,matabcade iyo matashiiishe!!
Halkalmad oo hadii aad afkaada barto, Allaah agtiisa Qiimo kaleh Dadkana kugu jeclaanayaaan.
Hooyada ku dayashada mudan iyo Hooyada Waajibaadkeedi gabtay!
Waxaad ogaataa Qofka Saaxiibka ah inuu kula joogaayo Waqti kaaban oo kalii ah!!.
Waxaan ma Aqaano Ama ma garanaayo ceeb ma ahan!
Manal wadaagi kartaa Ganacsiyad Qaar kamid ah,waa Su"aalihii iiga yimid Dhagystayaashayda?
Waxaa ka jiro Wadankii Fursado Ganacasi oo Aad iyo Aaad Muhiim u ah.
Maxaad ka Aamin santahay wadankii Hooyo ee Somaaliya?
Maxaa dhacaayo Guurka kadib hadii Alle ilama ku siinin dhaleecayta Bulshada dhaxdeeda?
Watigaada ugu qaalisan yaad siisa markii Fsaxyada la galo?
Waalid noocee ah ayaad tahay haddii aad ku xad gudubto anshaxa?
Maxaan sameeyaa Hadii ii hagaagi wayso cabashadayda?
Ha samaynin sidaan soo so socoto maxaa yeelay kuma caawindoonto!!
Hadii ilmahaga loo Xoogsheegto ama lacaayo,maxaad samaynaysaaa?
Sideed uga falcelisaa marka ilmahaagu su aal ku waydiiyo?
Qiimahada waa Qofkaad Adigu iskadhigto!!
Waa maxay Wadajirka iyo Isfahanka Lamaanaha?
Daacad u Noqo Lmanahaada Mic naheeda ma ahan wax kaste waa inaad iiyeesho!!
Ha u Noolan Qofkale Naftaada u Nolow!!!
Khaldka uguwayn ee Aan kagalno Naftena iyo Qoyskeena Big Mistake!!
Waa maxay isku kalsoonaanta ama Self-Confidence?
Waa maxay Is edbinta ama Self discipline?
Waa maxay Isbadalka shaqsiga ah?
Dhawr shay oon waligaa ku soo mari doonin,Aadna ka shalayi doontit,
Adigow Xalkaada wanaag ku helikaro ha ku raadinin Xumaan!
Ilmahaygaa fiican ku wa dadka kala na way Xunyihiin!!
Ka qayb gali Ilmahaada kuwa Qaan gaarka ah Arimaha Masiiriga ah ee Qoyska.
Muhiimada Ayleedahay Marka Waalidiintu kadhaxeeyo Xariiir kudhisan Wadahadal iyo Isfahan.
Dhibaatada Ay leedahay markii ilmaha la dhaleeceeyo ama wax lagasheego!
Ha oo ladhaqmin ilmahaada Qabakii aad Adigu ku soo Kortay!!
Sidee ilmaha loo maalgaliyaa? waa maxay waqitga ansiinayo ilamaha?
Ku Qanacsanow wixii Alle Kusiiyey Ha fiirinin waxa Dadka kale!
Ha noqon Qof ka shekeeyo Qoyskiisa!!
Waa maxay Hab dhaqanka Walidiinta loga bahanyahay?
Maxaa keeno inuu ilmaha Been sheego?
Sidee ilmahaga Runta ugu Tarbiyenkartaa?
Wanaaga Ayleedahay Marka Ayleyihiin ilmaha Program..
Waa maxay faa"iida ayleedahay marka ilmaha loo sameeyo Program?
Qaabka Maskaxda ilmaha loo koriyo,
DHaxal wanaagsan ureeb ilmahaaga?
Ma rabtaa Ilmahaagu inu siwanagsan Bulshada oo ladhaqmo?
Waa maxay Podcast iyo Siday u U shaqaysaa?
Kasbo Kalsoonida Caruurtaada