EPISODE · Jan 23, 2024 · 41 MIN
Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid qaab-dhaqameedkaaga xidhiidhada dhexdooda se ma rabtaa ama diyaar ma u tahay in aad si daacada naftaada wax uga ogaatid si aad u garan kartid daldaloolada aad leedahay shakhsi ahaan ee mararka qaar saameeyaa xidhiidhada aad dadka la leedahay?Xalqadan 1aad ee Season 2 dhagayso si aad u qaadid talaabada u horeysa ee kaa caawinaysaa kuuguna riixi doonta in aad isbadal la timaadid dhinaca xidhiidhada aad dadka kale la leedaahay. Dhagaysi wacan. Sidoo kale ka faaidayso tababar (group coaching program) aan bilaabayo bisha February 3rd oo aad kuheli kartid qiimo dhimis 50% ah - Halkan iska diiwangali https://forms.gle/DaUFAFshGHov6ewz7https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
NOW PLAYING
Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m