EPISODE · May 9, 2023 · 19 MIN
Saamaynta Kobcinta Wacyiga
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)Xalqadan waxan kaga hadlayaa dhowr qodob oo ah saamaynta kobcinta wacyigu ku leedahay qofka noloshiisa inta uu qofku ku gudo jiro in uu xidhiidh caafimaad qaba la yeesho naftiisa iyo dadka kaleba. Isbadal noocma ah ayaad filanaysaa inaad ku aragtid noloshaada markuu wacyigaagu kor u kaco sideebaanad u maarayn kartaa isbadalkaas.Dhagaysi wacan.https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
NOW PLAYING
Saamaynta Kobcinta Wacyiga
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m