EPISODE · Sep 12, 2023 · 11 MIN
Warwarka - Anxiety
from Xidhiidhada Nolosha Podcast · host Amaal Haybe
Fariin ii reeb :)Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daroo jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. Xalqadan iyo ta ku xigtaba waxan kaga hadlayaa 'waa maxay warwar' maxaa se lagu kartaa marka warwarku nolol maalmeedkaaga saamayn taban uu kuyeesho. Sidoo kale, talaabooyinka kula gydboon si aad u maaraysid warwarka ama goorta ay tahay in aad raadsato caawimo cafimaad. Dhagaysi wacan.https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
NOW PLAYING
Warwarka - Anxiety
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m