EPISODE · Jun 13, 2023 · 24 MIN
Xuduud Dhigasho
from Xidhiidhada Nolosha Podcast
Fariin ii reeb :)Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya?Dhagayso xalqadan manta si aad wax uga baratid xuduudaha qofku naftiisa u dhigi karo si uu u wanaajiyo cafimadkiisa maskaxeed iyo jidheedba horumarna uu ugu arko qaybaha kala duwan ee noloshiisa. Dhagaysi wacan.https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp
NOW PLAYING
Xuduud Dhigasho
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m