Dharaar podcast artwork

PODCAST · news

Dharaar

Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  1. 52

    Mudaharaadyo kala duwan oo ka socda Jaamacadaha Mareykanka

    Mudaharaadyo kala duwan isku soo baxyo ka socda gudaha jaamacadaha Mareykanka. Mudaharaadyada oo lagu dalbanayo in la joojiyo dagaalka Qasa lagu hayo tan iyo bilawgii Oktoobar ee sanadkii hore.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/4/26/with-eyes-on-us-college-campuses-students-stress-gaza-is-why-were-here Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  2. 51

    Indiya iyo la dagaalanka Budhcad badeedka

    Budhcad badeedka oo hoos u dhacey sanadadii ugu danbeeyey ayaa imika dib u soo cusboonaadey. Tan iyo 2018kii markii ugu horeysay budhcad badeed reer Soomaaliya ah ayaa ku guuleystey in qabsadaan markab. hawlagalo ayey ka galeen ciidamada Indiya, sidoo kale Indiya ayaa kordhisey hawlgalada dhinaca badda.Xigashohttps://www.aljazeera.com/news/2024/3/23/captured-somali-pirates-arrive-in-india-to-face-trial-over-ship-hijackinghttps://www.aljazeera.com/news/2024/3/12/twenty-armed-men-take-control-of-cargo-ship-off-somalia-say-watchdogs Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  3. 50

    Doorashada Iiraan

    Doorashooyinkii Iraan ayaa imanaya wakhti dalku ku jiro xaalad dhaqaale oo adag. Halka dhinaca kale, dalka Iran isbadalo ayaa la qiyaasey iney dalka ka dhacdo sanadkii 2022kii iyo 2023kii, oo ay dalka ka jiraan kacdoomo la rabo dalka in wax badan kaga badalaan. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  4. 49

    Ruushka oo qorsheynaya in hawada sare dhigo Nukliyeer

    Dawlada Mareykanka ayaa heshay xogo tilmaamaya in Ruushku hawada sare dhigayo Nukliyeer waxaaney la wadaagtey xulafadeeda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  5. 48

    Dilka Cabdinaasir Muse Dahable

    Cabdinaasir Muse Dahable, dilkiisa ayaa shaki badan galiyey, oo looga tagey qolkiisa isagoo meyd ah. Saaxibada Cabdinaasir ayaa ka warwarey marka ay ka war heli waayeen, arintaasuna waxey keentey ugu danbeyntii isagoo meyd ah loogu tagey qolkiisa, xidhigna lagu ciijiyey.Tixraac https://www.somalilandchronicle.com/2024/02/19/aviation-official-found-dead-in-mogadishu-greenzone-amidst-somalia-somaliland-tensions-foul-play-suspected/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  6. 47

    Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

    01/01/2024 Somaliland iyo Itoobiya waxa ay gaadheen heshiis. Heshiiskaas oo qeybo badan qaabeynaya siyaasada gobolka iyo siyaasada labada dalba ; Qeybtan waxaan ka hadleyna Somaliland iyo Itoobiya heshiiskooda iyo taariikhda labada dal. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  7. 46

    Hogaamiyaasha Ruushka iyo Shiinaha oo ka wada hadley iskaashiga dalalkooda

    Iskaashiga labada dal ee Ruushka iyo Jayne ayaa sii kordhaya. Laga soo bilaabo 2022kii labada dal ayaa is-waydaarsada iskaashiyo ganacsi, tamar iyo amni. Tixraachttps://www.aljazeera.com/news/2024/2/8/russias-putin-and-chinas-xi-denounce-us-interferencehttps://www.youtube.com/watch?v=hGHq-CeNXFg Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  8. 45

    Dalka Miksiko oo noqday dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey2023

    Miksiko oo noqotay dalka ugu badan ee Mareykanku wax ka iibsadey 2023. Laga bilaabo bar bilawgii safmareenkii Kofid-19( Covid-19 ) duwalku waxa ay qorsheenayeen qaabka loo diyaarin lahaa suuqyo kale oo aan aheyn ka jaynaha. Suuqyada soo baxey waxa ka mid ah suuqa Miksiko. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  9. 44

    kor u kaca wax soo saarka Indiya

    Wax soo saarka Indhiya oo kor u kacaya dhinacyada elaktariga ah. Gobolka Tamil Nadu ayaa saameyn weyn ku leh dhaqaalaha dalkaas. dhinaca kale, waxa uu soo jiidanaya indhaha maalgashatada caalamiga ah. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  10. 43

    Safarka Wasiirka Arimaha Dibada ee Mareykanka ee Afrika

    Wasiirka Arimaha dibada ee Mareykanka oo safaro ku maraya qaar ka mid ah wadamada Afrika. Wasiirku wuxuu xoojinayaa xidhiidhka duwalka Afrikaanka iyo Mareykanka, taas oo keeneysa iney yareyso saameynta siyaasadeed ee Jayniiska. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  11. 42

    Mareykanka oo Xuutiyiinta u aqoonsandey urur argagixiso

    Dawlada Mareykana ayaa sheegtey in ay Xuutiyiinta u aqoonsanayaan urur argagixiso. Halka dhinaca kale ay raacisey hadii ay joojiyaan hawlagalada ay ka wadaan gacanka cadmeed iyo badda cas iney ka saari doonaan. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  12. 41

    Israa'iil oo kordhineysa kharashka dagaalka Qasa

    Dagaaladu waa qaar kharash badan. Israa'iil ayaa dib u kordhineysa kharashka ay ku bixineyso dagaalka ay ku hayso Qasa. Dhinaca kale waxay dooda adag ka socdan iney sii wado kharashaadka ay ku bixin jireen deegaameynta dhulalka Falastiin dagto.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2024/1/16/israels-new-15bn-war-budget-whats-it-for-and-what-gets-cut Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  13. 40

    Madaxweynaha Yukreyn oo ku kalsoon xulafadiisa Reer-Galbeedka

    Madaxweynaha Yukreyn oo sheegey inuu ku kalsoonyey Mareykanka dhinaca kalena, Midawga Yurub oo qorsheenaya xidhmo 50 bilyan oo Yuuro ah balse, Hangari oo diidan ilaa imika xidhmadaas. Ruushka oo dhiniciisa sheegey inuu diyaar u yahey inuu wada xaajood la galo reer galbeedka. Xigashohttps://www.aljazeera.com/news/2023/12/19/zelenskyy-confident-us-will-not-betray-ukraine Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  14. 39

    Shirkadaha tamarta iyo xamuulka oo Badda Cas si ku meel gaadh ah u hakiyey

    Weerarada xuutiyiinta ayaa kordhiyey in shirkada tamarta ay si ku meel gaadh ah u hakinayaan adeegsiga Badda Cas. Khatarta weerarada Xuutiyiinta oo sii kordhaya iyagoo shirkadaha aan xidhiidhka la laheyn Israa’iil duqeynaya, taasuna waxey kordhineysaa baqashada shirkadaha tamarta. Mareykanka iyo xulafadiisa oo qorsheenaya iney keenaan ciidamo ilaaliya marin biyoodka si badeecadu caalamku u kala go’in.Tixraachttps://www.reuters.com/world/middle-east/red-sea-attacks-force-rerouting-vessels-disrupting-supply-chains-2023-12-18/https://www.bbc.com/news/business-67748605 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  15. 38

    Dagaalka Qasa oo waji cusub isku badalaya

    Mareykanka ayaa sheegey in haysashada magaalada Qasa ee Israa’iil mudo dheer ay tahey khad cas. Wuxuuna dhinaca kale sheegey in maamulka magaalada Qasa Xamaas ka dib ay la wareegto maamulka Falastiinyiinta ee Daana-Galbeed. Dhinaca kale Israa’iil oo sii wada gumaadka iyo xasuuqa dadyawga ku nool Qasa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/15/israel-to-transition-to-more-precise-targeted-warfare-in-gaza-us-adviserhttps://www.axios.com/2023/12/14/jake-sullivan-netanyahu-israel-meetinghttps://www.yahoo.com/gma/national-security-adviser-jake-sullivan-223831109.html? Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  16. 37

    Fiinlaan oo xidheysa xuduudeeda Ruushka

    Fiinlaan ayaa dib u xireysa xududa ay la leedahey Ruushka. Dhinaca kale, Fiinlaan ayaa ku eedeysay Ruushka iney khalkhal galineyso amniga Fiinlaan. dadyawga nabad galyo doonka oo ku soo badanaya galitaanka Fiinlaan ayaa qeyb ka ah is af-garanwaaga u dhaxeeya labada dal. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/14/finland-set-to-again-shut-its-entire-border-with-russiahttps://www.reuters.com/world/europe/finland-will-again-shut-russian-border-over-asylum-seekers-minister-says-2023-12-14/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  17. 36

    Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa

    Roobab waaweyn oo ka da’ay Qasa taas oo xaalada dadka ku nool Qasa sii xumeyneysa. waxa jira baqdino laga qabo in sababto in faafida cuduro. Dhinaca kale, dadku ma haystaan hoy iyo goobo ay ka galaan roobka taas oo xaalada magaalada sii xumeyneysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/13/heavy-rains-in-gaza-worsen-misery-of-palestinians-amid-israeli-bombardmenthttps://www.theguardian.com/world/video/2023/dec/13/parts-of-gaza-flooded-after-heavy-rains-exacerbating-humanitarian-emergency-video Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  18. 35

    Xafiiska arimaha dibada ee Boqortooyada Ingrisiika oo u hanjabey Iskotlan

    Shir uu la galey Erdogan ayaa Raa'isul Wasaaraha Iskotland dawlada Boqortooyada Ingriisku ugu hanjabtey iney hakin doonaan wada shaqeynta ka dhaxeysa. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/11/uks-david-cameron-scolds-scottish-leader-humza-yousaf-over-erdogan-meetinghttps://www.bbc.com/news/uk-scotland-scotland-politics-67675005https://www.theguardian.com/politics/2023/dec/10/david-cameron-threat-over-humza-yousafs-meeting-with-turkish-president Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  19. 34

    Safarka Hogaamiyaha Ruushka ee Bariga Dhexe

    Madaxweynaha Ruushka oo safar gaaban ku jooga Bariga Dhexe. Tan iyo bilawgii dagaalka Ruushka iyo Yukreyn Madaxweyne Buutin ayaa naadir ahaa in dalka dibadiisa u baxo, talaabadan uu ku yimid Bariga Dhexe ayaa ah mid su’aalo badan ku xeeran yihiin. Waqitagan oo dagaalka Xamaas iyo isra’il uu socdo ayaa Bariga Dhexe ka dhigeysa mid xasaasi ah. Halka dhinaca kale Su’aalo ku xeeran yihiin Qaabka uu arkaan Mareykanka oo xulafo badan ku leh Bariga Dhexe.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/6/putin-makes-rare-trip-to-middle-east-to-meet-with-uae-and-saudi-leadershttps://edition.cnn.com/2023/12/06/middleeast/putin-russia-saudi-uae-vist-israel-intl/index.html Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  20. 33

    Madaxweynaha Ruushka oo safaro ku maraya Sucuudiga iyo Imaaradka

    Madaxweynaha Ruushka ayaa booqasho ku tagaya dalalka Sucuudiga iyo Imaaraadka, iyadoo maalinta ku xigtana uu Moosko marti ugu yahey Madaxweynaha Iiraan. Safaradan ayaa diirada lagu saari doona qiimaha saliida iyo xidhiidhka uu dawladaha la leeyahey. Ruushka ayaa dhinaca kale raba inuu saameyn balaadhan ku yeesho Bariga Dhexe.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/12/5/putin-to-visit-saudi-arabia-uae-with-israel-hamas-war-on-agenda Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  21. 32

    Eedeymo musuqmaasuq oo lagu soo oogey Raa’iisul wasaaraha Israa’iil.

    Raaisul Wasaaraha Isra’il ayaa la filanya iney dib u bilaabmato dhageysiga dacwado lagu soo eedeyay 2020kii. Kuwaas oo iskugu jireen eedeymo musuqmaasuq iyo laaluush. Dhanka kale weeraradii 07da Oktoobar ayaa sheegayaa iney hoos u ridey taageerada Natinyaaho ee gudaha Isra’il. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  22. 31

    Tirada dhimasha ee Falastiin oo kor u kacaya

    24 saacadood oo la soo dhaafey tirada dad ee ku dhintay gudaha Qasa ayaa kor u kacay. dadyawga dagan deegaanada Khan Yoonis ayaa iyagana laga dalbadey iney ka guuraan oo banaayaan iyadoo ay sheegtey Isra’il iney tahey goob dagaal. dhinaca kalana wali waxa sii socda xidhida iyo cabadhinta dadyawga dagan Daanta-Galbeed ee la haysto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  23. 30

    Dhul gariir weyn oo ku dhuftey Filibiin

    Dhul gariir lagu qiyaasey 7.5 oo ku dhuftey koonfurta Filibiin, iyadoo keentey in la soo saaro amaro lagu daad gureynayo dadyawga. Digniino kala duwan oo gaadhaya Jaban iyo Filibiin ayaa ka digaya in la kuloomeysto sidoo kale baqdin duufaano iyo fatahaadyo ay jirto. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  24. 29

    Shirka Isbadalka Cimilada

    Shir madaxeedka hayada cimilada ee Qaramada Midoobey oo ka socda magaalada Dubaay. Shirkan oo lagu ansixiyey qodobo lagu yareyn doono wasakhawga hawada dunida. Labada dal ee ugu wasakheynta badan hawadeena oo aan iyaguna aan ka soo qeyb galin. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  25. 28

    Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas

    Kuuryada Waqooyi oo dirtey dayax gacmeed basaas. Halka dhinaca kale, warbaahinta dawlada Kuuryada Waqooyi ay sheegtey iney hayaan sawirad Guriga Cad iyo Bantoganka ( Pantogan) Mareykanka.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/28/n-korea-defends-satellite-launch-at-un-as-kim-studies-images-of-pentagon Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  26. 27

    Xabad joojinta Isra'il iyo Xamaas oo la kordhiyey

    Dadaalo fara badan oo diblumaasiyeed ayaa ugu danbeyntii ku guulestay in la kordhiyo mudada xabad joojinta. Dadaaladan oo ay qeyb ka ahaayaan duwal gobolka bariga dhexe ah iyo qaar qaaradaha kale ka socda ayaa ugu danbeyn ku dhamaadey guul. Balse, lama garanayo ilaa wakhtiga ay joojin karto dadalada diblumaasiyeed dagaalka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  27. 26

    Aqalka Cad ee Mareykanka oo raba inuu kordhiyo kaalmada Isra’il

    Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ka dalbadey baarlamanka in la qaado xanibadaha iyo hakinta hubka ee Isra’il. Arinta oo keeneysa iney Isra’il hesho taageero weyn iyo yaraan ama xakameyn kormeerka baarlamanka Mareykanku sameyn lahaa hubka iyo taageerada. Dhinaca kale, dadyawga ka soo horjeeda taageerada Isra’il oo gudaha Mareykanka kor u kacaya. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  28. 25

    Dibad-baxyo Isra'il ka socda oo xoogeystey

    Dibad baxyo lagu taageerayo in la is waydaarsado maxaabiista Isra'il iyo Xamaas oo ka socota Tal-abiib. Dhinaca kale, dibad baxyo lagu dalbanayo inuu is casilo hogaamiyaha Isra'il oo soo kordhaysa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  29. 24

    Isra'il iyo Xamaas oo is dhaafsaday maxaabiis

    Dufcadii ugu horeysay ee maxaabiis ah ayey Xamaas iyo Isra'il is dhaafsadeen. Heshiiska Isra'il iyo Xamas ayaa ku jirta xabad joojin afar cisho ah oo Qasa ka dhacda.Tixraac https://www.aljazeera.com/news/liveblog/2023/11/24/israel-hamas-war-live-israel-continues-gaza-attacks-ahead-of-truce Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  30. 23

    Heshiis xabad joojin oo dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas

    Heshiis u dhaxeeya Isra'il iyo Xamaas ayaa la filayaa in lagu dhiso heshiis dhameystiran oo dagaal joojin ah. Isra'il ayaa maalintii shalay wadey duqeymaha Qasa hal maalin uun ka hor xabad joojinta. Lifaaqyo https://www.aljazeera.com/news/2023/11/22/dozens-from-same-family-killed-in-gaza-as-israel-continues-bombardmenthttps://apnews.com/article/israel-hamas-war-news-11-22-2023-d12c1728cbae0ff74a69cc9cc3e8a646 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  31. 22

    Koonfur Afrika oo xidhiidhaka u jareysa Isra'il

    South Africa oo baarlamankeedu u codeeyey in xidhiidhka u jarto Isra'il. sidoo kale hogaanka sare South Afrika oo sheegey iney danbiyo dagaal geysaneyso Isra'il. Tixraac https://www.aljazeera.com/news/2023/11/21/south-african-parliament-votes-for-motion-calling-to-close-israeli-embassyhttps://www.reuters.com/world/africa/safrican-lawmakers-vote-suspend-diplomatic-ties-with-israel-shut-embassy-2023-11-21/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  32. 21

    Talyaaniga oo xukumey 300 in ka badan oo mooryaan ah

    Dagaalka mooryaanta iyo Talyaaniga oo wali socda. Maalintii Isniinta waxa la xukumey in ka badan 300 oo eedeysane, Kuwaas oo lagu helay danbiyo kala duwan. Eedeysanayaasha waxa ku jira madax sare oo Talyaani ah. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  33. 20

    Iran oo hub cusub soo bandhigtey

    Hogaamiyaha ugu sareeya Iiraan oo ka qeyb galey bandhig hub cusub oo ay Iiraan soo saartey. Bandhigan ayaa ku soo beegmey iyadoo Isra'il ku duushey Qasa sidoo kale, Mareykanka ayaa ciidamo ku soo ururinaya gobolka Bariga Dhexe. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  34. 19

    Masar oo deyn Cusub ka qaadaneysa IMF

    SharaxaadMasar oo xaalada dhaqaale oo adag soo wajahdey tan iyo bilawgii dagaalka Yukreyn iyo Ruushka ayaa la qorsheenayaa in la siiyo deyn cusub. Dhinaca kale dagaalka Qasa ayaan aheyn mid saameyn ku keenaya kaliya Qasa balse gobolka oo dhan saameyn dhaqaale ku keenaya.Xigasho https://www.reuters.com/world/imf-may-need-augment-egypt-program-amid-gaza-war-impacts-georgieva-says-2023-11-18/https://www.aljazeera.com/news/2023/11/18/imf-could-augment-egypts-loan-programme-over-effects-of-gaza-war Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  35. 18

    Hogaamiyaasha Turkiga iyo Jarmalka oo kulmey

    Xidhiidhak Jarmalka iyo Turkiga ayaa aan aheyn mid fiican badana.Dhinaca kale, jaaliyada ugu badan ee Turkiga ayaa ku nool dalka Jarmani imika labada dal ayaa kala taageeraya Xamas iyo Isra'il. Labada hogaamiye ayaa kulmey maalintii shalay. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  36. 17

    Codad Mubaaradka Isra'il oo dalbanaya isbadal hogaankooda ah

    Mucaaradka Isra'il oo dalbanaya in raaisul wasaare Natinyaaho is casilo. Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil Yair Lapid ayaa ugu baaqay ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu inuu si degdeg ah xilka isaga dago. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  37. 16

    Isra'il oo beegsaneysa dhakhtarada

    Isra'il ayaa u gashey gudaha Qasa, Dagaalkuna waxey beegsanayaan dhakhtarada Qasa. Dagaalkuna waji kale ayuu yeelanayaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  38. 15

    Ruushka oo xeerar cusub ansixiyey

    Madaxweynaha Ruushka ayaa ansixiyey xanibaado kale oo warbaahinta Ruushka lagu soo rogey. Saameynta dagaalka Yukreyn ayaa wali socota gudaha Ruushka, tan iyo bilawgii hawlgalka Yukreyn Ruushka warbaahintiisu luga adag kuma taagna. Waxaana la leeyey imika ma madax banaan warbaahinta Ruushka ka soo gudbisaa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  39. 14

    Mareykanka oo duqeeymo ka geystey Bariga Dhexe

    Mareykanka ayaa duqeymo ka geestey Bariga Dhexe, cadeyna u ah in Mareykanku danihiisa gobolka ilaalinayo. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  40. 13

    Wararka ugu danbeeyey ee Qasa oo kooban

    Saaka waanu soo koobney wararka ugu danbeey Qasa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  41. 12

    Xisbullah ma soo gali doonaan dagaalka Qasa?

    Tan iyo bilawgii hawlgalka Isra'il ee Qasa ka wado, waxa la filanayey iney Xisbullah dagaalka soo gasho, su'aashu imika waxa weeyi ma soo gali doontaa dagaalka Xisbullaah? Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  42. 11

    RSF oo u dhaw iney qabsadaan Daarfuur

    RSF oo ah ciidamo Sudan ah oo deegaan ahaan ka soo jeeda Daarfuur. Waxa dhinaca kale lagu eedeynayaa xadgudubyo iney geysatey tan iyo bilawgii RSF. Tixraac:-https://www.aljazeera.com/news/2023/11/8/sudans-rsf-closes-in-on-capturing-all-of-darfur Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  43. 10

    Tartanka Badhtamaha Aasiya

    Badhtamaha Aasiya, waliba duwalka hore ee Midawga Soofyeeti ka tarsinaa oo ahmiyadooda dhaqaale kor u sii kaceysom, tartana loogu jiro qaabka loola ganacsan lahaa.Lifaaqyada https://www.aljazeera.com/news/2023/11/9/pakistan-turkey-iran-leaders-visit-central-asia-in-diplomatic-pushhttps://www.aa.com.tr/en/turkiye/turkish-president-to-attend-economic-cooperation-organization-meeting-in-uzbekistan/3046521 Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  44. 9

    G7 oo isku raacdey taageerada Yukreyn

    G7 oo isku raacey taageerada Yukreyn. Ruushka oo isaguna dhiniciisa ka digaya shirqoolka Reer Galbeedka iyo colaada waaweyn oo Yurub dhexdeeda. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  45. 8

    Hal bil ka dib weerarka Duufaanka Aqsa xaalada Falastiin | Dharaar Boodhkast

    Mudo Bil ah ayaa ka soo wareegtey weerarka Duufanka Aqsa kaas oo ay fulisey Hamaas. Mudo hal bil ah ka dib xaalada Falastiinyiintu waa sidee waa qodobkeena saaka; soo dhawoow.Xigasho:https://www.washingtonpost.com/world/2023/11/07/israel-gaza-war-photos-one-month/https://www.aljazeera.com/news/2023/11/7/one-month-of-israels-war-whats-happening-to-palestinians-outside-gaza Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  46. 7

    Xoghayaha arimaha dibada ee Mareykanka oo safar ku yimid Turkiga

    Xogahaya arimaha dibada ee Mareykanka safar ku yimid dalka Turkiga ayaa la kulmey wasiirka arimaha dibada ee Turkiga, kaas oo ay ka wada hadleen xaalada Qasa. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  47. 6

    Mudahaaradyo lagu taageerayo Falastiin oo dunida dhan ka socda

    Mudaharaadyadu waa qeyb ka mida ah qaababka taageerada loo soo bandhigo. Falastiin ayaa dunida oo dhan laga taageerayaa, iyagoo todobaadkan Sabtidii Mudaharaadyo laga dhigey caasimada Mareykanka taas lagu celcelinayey "Baydhan isma qarin kartid".Lifaaqyada ka soo xiganey:-https://www.aljazeera.com/news/2023/11/5/biden-you-cant-hide-thousands-rally-in-washington-for-gaza-ceasefirehttps://www.reuters.com/world/pro-palestinian-protesters-demand-gaza-ceasefire-european-marches-2023-11-04/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  48. 5

    Doorka Jayne ee Bariga Dhexe

    Doorka Jayne ee Bariga Dhexe oo kor u soo kacayey ayaa imika wax horyaala imtixaan adag oo Falastiin iyo Isra'il ah. Jayne oo sanadkan horaantiisi heshiis dhex dhigey Sucuudiga iyo Iiraan. Sanadadii u danbeyseyna Jayna u eekeyd mid duwalka waaweyn ee gobolka raali galineysa ayaa dhacdooyinka u Qasa janjeedha dhinaca Falastiin. Markan Dharaar waxaan ku qaada dhigeyna doorka Jayne ee gobolka Bariga Dhexe iyo mustaqbalka Jayne ee gobolka.Lifaaqyada aan ka soo xiganey:-https://www.theguardian.com/world/2023/oct/16/china-russia-harden-positions-gaza-war-geopolitical-tensionshttps://ecfr.eu/article/how-the-israel-hamas-war-is-testing-chinas-diplomatic-ambitions-in-the-middle-east/#:~:text=Despite%20having%20built%20a%20solid,or%20Hamas%20as%20terrorist%20organisations. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  49. 4

    kharashka Isra'il ku bixineyso duulaanka Qasa

    Kharashaadka ku baxaya duulaanka Qasa ku hayso Isra'il ayaa sii kordhaya una eeg inuu yahey mid qaali ah. Laga soo bilaabo hawlgalka Duufaanka Aqsa siduu u bilaabmay Isra'il waxa lagu qiyaasaya 18,000 oo ton ku dhufatey Qasa kaas oo ka badan miisaanka gantaalkii lagu dhuftey Horishiima 1945kii ee Nukliyeerka ahaa.Lifaaqyadan hoose ka soo xiganey warbixinada.https://www.aljazeera.com/news/2023/11/3/analysis-israels-gaza-bombing-campaign-is-proving-costly-for-israelhttps://www.timesofisrael.com/war-with-hamas-to-cost-israel-at-least-nis-27-billion-bank-hapoalim-projects/ Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

  50. 3

    Ruushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka Nukliyeerka

    Ruushka oo dib u bilaabaya tijaabinta hubka Nukliyeerka, ayaa walaac badan ku haysaa duwalka Reer-Galbeedka taas oo aan cadeyn iney tahey tijaabo. Mareykanka ayaan haysan sees adag oo kula xisaabtamo Ruushka sababtuna tahey inaanu waligii fulin heshiiska joojinta tijaabada Nukliyeerka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

HOSTED BY

Ismaaciil Cali Asad

CATEGORIES

Frequently Asked Questions

How many episodes does Dharaar have?

Dharaar currently has 50 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Dharaar about?

Dharaar Boodhkast waa barnaamij maalinle ah, Kaas aanu idiinku soo gudbineyno wararka caalamka kuwooda ugu muhiimsan; si aad ula socotid dhacdooyinka caalamka. Hosted on Acast. See acast.com/privacy for more information.

How often does Dharaar release new episodes?

Dharaar has 50 episodes. Check the episode list to see recent publication dates and frequency.

Where can I listen to Dharaar?

You can listen to Dharaar on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Dharaar?

Dharaar is created and hosted by Ismaaciil Cali Asad.
URL copied to clipboard!