Talo Walaal

PODCAST · religion

Talo Walaal

Talo Walaal waa meel culumada ugu talo gashay in bulshada Soomaaliyeed loogu faa'iideyo. Waxaa ka baxo cashiro diin iyo talooyin bulshada noloshooda ku horumariyaan. Culumada Talo Walaal wixii kala joogaan aduunka meelo ka kala fog lakiin waxaa inoo fududeeye internetka iyo baraha bulshada inaa diinta iyo aqoonta ku faa'fino. Waxaa soo baxay dad diinta Islaamka dhalinyarta qalad ka fahamsinayo oo isugu jiro gaalo iyo dad aan diin heysan oo af Soomaali ku hadlo. Sidaa darteen halkaan waxaa ka heli karta culumo kala duwan iyo cashiro badan oo diinta Islamka ku saabsan iyo arimaha bulshada

  1. 19

    Islaamka iyo Aragtida Aqoonta

    Islaamka iyo aqoonta, maxay tahay wuxuu islaamka aqoon u aqoonsan yahay muxuuna uu aqoonsada?

  2. 18

    Kitaabka Usuul Al iimaan, Dersiga 1aad

    Dersiga soo jeediyey Sh. Abdirazak Sugulle Mohamed

  3. 17

    Khudabadda Jimacaha: Diinta Toosan

    Waxaa Khudabaddaan Jimacaha soo jeediyey Sh. Abdirazak Sugulle  Moha

  4. 16

    Xaquuqda Waalidka

    Waa muxaadiro ku saabsan xaquuqda waalidka. Waxaa inoo soo jeedinayo Sh Qaasim Cabdi Hayaan

  5. 15

    Burburinta Doodaha Suna Diidka

    Sarsigaan wuxuu ku socdaa burburinta doodaha dadka suna diidka ah

  6. 14

    Islaamku Ma Diin Caalmi Ah Baa?

    Waxaa darsigaan inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirahman Bashir

  7. 13

    Caqliga Sidee Buu Islamku U Arkaa

    Waxaa bulshada Soomaaliyeed ku soo batay dad aaminsan in caqligooda ka muhiim sanyahay diinta Islaamka. Waxaa darsi ku saabsan caqliga iyo sida islamku u arka waxaa inoo soo jediyay Sh. Abdulkadir Warsame iyo culumo badan oo baaraha bulshada dacwada ka wado kheyr Allah siiyo culumadeena 

  8. 12

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.10 (final episode)

    Qeybtii 10'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle

  9. 11

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.9

    Qeybtii 9'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle

  10. 10

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.8

    Qeybtii 8'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle

  11. 9

    Islaamku Cusboonaysiintee Buu u Baahan Yahay?

    Waa muxaadiro ku saabsan Islaamku Cusboonaysiintee Buu u Baahan Yahay? Muxaadiradaan waxaa inoo soo jeediye Sheikh Abdisamad iyo Sheikh Abdulkadir 

  12. 8

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.7

    Qeybtii 7'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle

  13. 7

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.6

    Qeybtii 6'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle

  14. 6

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.5

    Qeybtii 5'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle

  15. 5

    Halkee Gaalada Naga Soo Galeen?

    Waa muxaadaro ku saabsan meelaha dad gaalada naga soo galeen. Waxaa inoo soo jediyey muxaadaradaan Sheikh Abdihakim & Sheikh Abdisamad  

  16. 4

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.4

    Qeybtii 4'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle 

  17. 3

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.3

    Qeybtii 3'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle 

  18. 2

    Kitaab Sharax Usuul Al-Imaan Ep.2

    Qeybtii 2'aad ee kitaabka Usuul Al Imaan Waxaa cashirka inoo soo jeedinayo Sheikh Abdirizak Sugulle

  19. 1

    Dhibaatada Social Media iyo sida looga bad baado

    Sh Mustafa Ali ayaa ka hadlayo Dhibaatada Baraha Bulshada iyo sida looga bad baado

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Talo Walaal waa meel culumada ugu talo gashay in bulshada Soomaaliyeed loogu faa'iideyo. Waxaa ka baxo cashiro diin iyo talooyin bulshada noloshooda ku horumariyaan. Culumada Talo Walaal wixii kala joogaan aduunka meelo ka kala fog lakiin waxaa inoo fududeeye internetka iyo baraha bulshada inaa diinta iyo aqoonta ku faa'fino. Waxaa soo baxay dad diinta Islaamka dhalinyarta qalad ka fahamsinayo oo isugu jiro gaalo iyo dad aan diin heysan oo af Soomaali ku hadlo. Sidaa darteen halkaan waxaa ka heli karta culumo kala duwan iyo cashiro badan oo diinta Islamka ku saabsan iyo arimaha bulshada

HOSTED BY

Talo Walaal Podcast

URL copied to clipboard!