3. Daadad episode artwork

EPISODE · Apr 27, 2023 · 49 MIN

3. Daadad

from Hiloow · host Hiloow

Barnaamijka Hiloow oo ah Barnaamij aan ugu hadalno Arimaha ay ka mid yihiin Isbedelka Cimilada, Arimaha la xiriira dib u heshiisiinta Xalinta Khilafaadka & Abaaraha ka jira guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Degaanada Dowlad Goboleedka Hirshabelle.Barnaamijka maanta oo aan intiisa badan ugu hadli doono waxyaabaha sababa isbedelka Cimilada ayaa waxaa marti inoogu ah Dr. Mahad Axmed Hiloowle oo ah Agaasimaha Jaamacada SAM SAM faraceeda Jowhar.Barnaamijka inta uu socdo waxaad ku dhegeysan doontaan Ruwaayad ka turjumeysa dhibatada laga dhaxlo isbedelka Cimilada Robabka & weliba Fatahaada waxaana inoo jilaya C/qaadir Colaad Balaag & Ayaan Axmed Cali oo labada ka tirsan Shabakada Nabadeynta Hirshabelle ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan IPN.Barnaamijka ayaa biishiiba mar aad dhegeysataan waxaadna ka baahinaa Idaacadaha kala ah Radio Jowhar, Radio Balcad & Radio Wadani B/weyne.

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Apr 27, 2023

PodParley-generated summary based on available episode metadata and transcript content.

NOW PLAYING

3. Daadad

0:00 49:27

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Hiloow?

This episode is 49 minutes long.

When was this Hiloow episode published?

This episode was published on April 27, 2023.

What is this episode about?

Barnaamijka Hiloow oo ah Barnaamij aan ugu hadalno Arimaha ay ka mid yihiin Isbedelka Cimilada, Arimaha la xiriira dib u heshiisiinta Xalinta Khilafaadka & Abaaraha ka jira guud ahaan Soomaaliya gaar ahaan Degaanada Dowlad Goboleedka...

Can I download this Hiloow episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!