EPISODE · May 18, 2026 · 28 MIN
#73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado
from Ladnaan Podcast · host Fatumo & Sagal
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah.Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka hadalno.Heesta hordhaca Maslax Mideeye.
What this episode covers
Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid! Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah. Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka hadalno. Heesta hordhaca Maslax Mideeye.
NOW PLAYING
#73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
Mar 26, 2026 ·1m
Jan 2, 2026 ·47m
Dec 21, 2025 ·46m