Barbaarta Podcast S1EP3: Farshaxanka Soomaaliya, & Sida Xirfad Looga Dhigo Shaqo | Abdinasir (4C) episode artwork

EPISODE · Aug 28, 2026 · 2H 7M

Barbaarta Podcast S1EP3: Farshaxanka Soomaaliya, & Sida Xirfad Looga Dhigo Shaqo | Abdinasir (4C)

from Barbaarta · host Dawan Media

Barbaarta Podcast waxaa marti ku ah Abdinasir Abdikadir (4C), oo ah farshaxaniiste Soomaaliyeed. Wareysigan wuxuu kaga hadlayaa safarkiisa farshaxanka, sidii uu ku bilaabay, caqabadihii uu la kulmay iyo sida uu ugu beddelay hibadiisa shaqo iyo xirfad mid uu dhaqaale ka sameeyo.4C wuxuu sidoo kale ka warramayaa sida uu ku helay qalabkii ugu horreeyay ee farshaxanka, dadkii garab istaagay, sida uu kalsoonida bulshada u kasbaday iyo kaalinta baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, ay ka qaateen kobaca shaqadiisa.Wareysiga waxaa si qoto dheer loogu falanqeynayaa xaaladda farshaxanka Soomaaliya, fahamka ay bulshada iyo ganacsatadu ka haystaan, fursadaha dhaqaale ee ku jira, iyo farqiga u dhexeeya farshaxanka Soomaaliya iyo dalal uu booqday sida Kenya iyo Talyaaniga.📌 Qodobada ugu Muhiimsan ee Wareysiga:• Sida farshaxanka dhaqaale looga sameeyo• Caqabadaha farshaxan-yahannada Soomaaliyeed• Fahamka ganacsatada ee farshaxanka• Sida loo dhiso kalsoonida macaamiisha• Safarkiisa Kenya iyo Talyaaniga• Paint & Coffee Night iyo Raadadka Fanka• Shaqo la’aanta dhalinyarada Soomaaliyeed• Talooyin uu siinayo dhalinyarada jecel farshaxanka• Saddexda arrimood ee muhiimka u ah qofka farshaxan-yahanka ah🔔 Haddii aad ka heshid barnaamijkan, fadlan SUBSCRIBE dheh, LIKE-na saar, si aad u heshid wareysiyada dambe ee muhiimka ah!#BarbaartaPodcast #DawanMedia #4C #AbdinasirAbdikadir #Farshaxanka #Somalia #SomaliArt#XasanSheekh #MiisaanPodcast  #Soomaaliya #Mogadishu #SiyaasaddaSoomaaliya #Doorashooyinka #DastuurkaTime Code:00:00 Hordhac01:39 Waa kuma 4C?03:26 Heerkiisa waxbarashada04:52 Bilowgiisa farshaxanka08:59 Goormee ayay farshaxannimadu u noqotay shaqadiisa?11:12 Yaa ka caawiyay qalabkii uu farshaxanka ku bilaabay?16:18 Helitaanka qalabka farshaxanka ee Soomaaliya17:10 Shaqadiisii ugu horreysay yuu la qabtay?28:14 Qeybaha loo qeybiyo shaqada farshaxanka30:09 Caqabadihii uu kala kulmay farshaxanka36:19 Sidee ayuu u dhisay kalsoonida ay dadku ku qabaan?39:04 Sidee ayuu TikTok uga caawiyay shaqadiisa?40:02 Sidee farshaxanka loogu gudbiyaa aflaanta iyo muusigga?43:04 Sida qof loo sawiro isaga oo ku hor fadhiya44:36 Shaqadiisa gobollada dalka45:09 Gurigii uu ka dhigay muuqaal militari49:55 Sidee ayuu bulshada ugu muujiyay in farshaxanku yahay shaqo dhab ah?53:39 Farshaxankii abaalmarinta ugu guuleystay58:27 Safarkiisa Kenya1:00:53 Farqiga u dhexeeya farshaxanka Kenya iyo kan Soomaaliya1:01:53 Fikradihii uu Kenya kala soo noqday1:02:44 Sida uu u sameeyay Paint & Coffee Night1:05:16 Ujeeddada uu u sameeyay Raadka Fanka1:07:58 Muhiimadda ay leedahay in qofku ka shaqeeyo waxa uu jecel yahay1:10:38 Sheekadii surwaalkii ka halaabay ee uu xaflad ku tagay1:11:40 Sidee farshaxanka dhaqaale looga sameeyaa?1:15:00 Fahamka ganacsatada ee farshaxanka1:18:20 Safarkiisa Talyaaniga1:21:35 Farshaxankiisa oo laga aqoonsaday meel ka baxsan Soomaaliya1:22:39 Muxuu ka bartay Talyaaniga?1:24:53 Ku soo noqoshada dalka iyo tahriibka1:30:27 Afrika xirfadaha ma dishaa?1:35:27 Dareenkiisa ku aaddan inuu Soomaaliya ku matalo farshaxan1:36:43 Maxaa ku dhiirrigeliya shaqadiisa?1:38:36 Magaalooyinka Soomaaliya ee dadkoodu fahamka fiican ka haystaan farshaxanka1:41:19 Caqabadaha shaqo la’aanta dhalinyarada1:45:08 Saddexda arrimood ee ugu muhiimsan qofka farshaxan-yahanka ah1:47:51 Talo uu siinayo qofka jecel farshaxanka1:50:10 Muxuu kula talin lahaa 4C-gii yaraa ee sannado ka hor?1:54:44 Dhiirrigelinta dhalinyarada jecel farshaxanka2:07:26 Gabagabo📍 Subscribe:    / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Aug 28, 2026

Embed this episode

Ready to play

Barbaarta Podcast S1EP3: Farshaxanka Soomaaliya, & Sida Xirfad Looga Dhigo Shaqo | Abdinasir (4C)

0:00 2:07:46

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Barbaarta?

This episode is 2 hours and 7 minutes long.

When was this Barbaarta episode published?

This episode was published on August 28, 2026.

Can I download this Barbaarta episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!