PODCAST · society
Barbaarta
by Dawan Media
Barbaarta is the podcast that takes you behind the screens of social media's biggest names. Hosted by Bakar Osman, the show sits down with the influencers, creators, and digital personalities - especially the young voices - who are shaping culture, shifting conversations, and building audiences from the ground up.Each episode goes beyond the highlight reel. Bakar pulls back the curtain on what life actually looks like for the people behind the posts: how they got started, what fame really costs, the pressure of being constantly online, the wins, the burnout, and the stories their followers never get to see.From rising stars to household names, Barbaarta is where the youth of social media speak openly - about their journeys, their struggles, their ambitions, and the realities of building a life in front of a camera.New conversations. Real stories. Unfiltered.
-
2
S1 E2: Madaxweynaha TikTok, Caannimada, Waxbarashada & Caqabadaha Social Media
Bilaal Bulshaawi sidee ayuu uga soo baxay nolol ardaynimo ilaa inuu noqdo mid ka mid ah dhalinyarada ugu saameynta badan TikTok-ga Soomaalida?Qeybtaan Barbaarta Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Bilaal Bulshaawi, oo si faahfaahsan uga hadlay bilowgiisii TikTok, noloshiisii ka hor caannimada, sida uu ugu caan baxay muuqaallada ardayda iyo uniform-ka iskuulka, fikirkiisa ku saabsan waxbarashada Soomaaliya, muhiimadda xirfadaha, caqabadaha caannimada, iyo xiriirka dhalinyarada social media-ga la leh dowladda iyo bulshada.Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo dhalinyaro badan is weydiinayaan:Sidee Bilaal Bulshaawi ku bilaabay TikTok?Maxaa ka dambeeyay naaneyska “Madaxweynaha TikTok”?Sidee ayuu u arkaa waxbarashada Soomaaliya?Shahaado keliya ma ku filan tahay dhalinyarada?Maxay yihiin caqabadaha caannimada?Social media lacag ma laga sameyn karaa?Maxay tahay fariintiisa dhalinyarada TikTok-ga ku jirta?Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto safarka Bilaal Bulshaawi, fekerkiisa, caqabadihii uu soo maray iyo taladiisa ku socota dhalinyarada Soomaaliyeed.Timecodes00:00 Hordhac iyo muuqaalka ugu xiisaha badan01:08 Barbaarta Podcast iyo soo dhaweynta Bilaal Bulshaawi01:32 Bilaal: qofkee yahay?02:11 Nolosha Bilaal ka hor TikTok03:13 Sidee ayuu TikTok ku bilaabay?04:17 Sababta uu social media u doortay05:38 Iskuulkii hore iyo bilowgii kooxda TikTok06:20 Dhiirrigelintii maamulka iskuulka07:25 Sida uu ula falgalo dhalinyarada iyo bulshada08:33 Sababta uu muuqaallada ugu sameyn jiray uniform-ka iskuulka10:55 Falcelintii bulshada iyo magaca “Ciyaal Iskuul”12:34 Fikirkiisa ku saabsan waxbarashada Soomaaliya13:41 Shahaado, xirfad iyo shaqo la’aanta dhalinyarada15:46 “Shahaado adduunyada wax kama tarto” – muxuu ula jeedaa?16:57 Caqabadaha uu kala kulmay caannimada17:52 Maalintii ugu adkeyd noloshiisa18:35 Halis uu galay xilli uu gargaar gaarsiinayay dad abaartu saameysay20:40 Weerar iyo dhaawac uu la kulmay21:44 Naaneyska “Madaxweynaha TikTok”22:28 Shaqada Madaxweynaha TikTok maxay tahay?23:35 Muddo xileedka Madaxweynaha TikTok24:45 Xukuumadda TikTok iyo mucaaradka uu magacaabay25:56 Xiriirka Bilaal iyo dowladda27:15 Somaliland, xariggiisii iyo mowqifkiisa29:50 Xayeysiinta social media iyo ololihii miisaanka dhimista31:11 Qaabka uu u sameeyay miisaan dhimista33:51 TikTok iyo waxyaabaha xun ee lagu faafiyo35:28 Sida uu si hoose uga shaqeeyo la dagaallanka dhaqan xumada online-ka36:34 Hamigiisa mustaqbalka iyo rajada madaxweyne Soomaaliyeed37:25 Social media lacag ma laga sameyn karaa?38:33 Fariinta Bilaal ee dhalinyarada TikTok-ga ku jirta39:29 Gabagabo#barbaarta #Dawan #madaxweyne #Tiktiok #Somalia #Social #BilaaBulshaawi 🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDARiix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━📲 NALA SOO XIRIIR🌐 Website: https://dawan.so/📘 Facebook: /DawanTV🐦 X/Twitter: @DawanTV📸 Instagram: @DawanTV🎵 TikTok: @DawanTV
-
1
S1 E1: Laga soo bilaabo YouTube-ka illaa Musharrax Madaxweyne.
Ku soo dhawaada xalaqadii 1-aad ee barnaamijka Barbaarta oo ka baxa Dawan Media. Waxaan xalqadan ku martiqaadnay Cumeer Xasan, oo ah Youtuber caan ah, dhawaanna ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxtinnimada Soomaaliya.Cumeer waxa uu inala wadaagayaa sheekadii ka dambaysay caannimadiisa, caqabadihii uu wajahay, iyo sida uu u arko tartanka madaxtinnimada. Sidoo kale, waxa uu si qoto dheer uga hadlayaa fursadaha dhaqaale ee ku jira baraha bulshada iyo sida lacag looga sameeyo.Waxa aad ku baran doonto muuqaalkan:Halkuu ka bilowday: Bilowgii Cumeer Xasan iyo caqabadihii hor taagnaa.Siyaasadda: Sababta uu u go’aansaday inuu noqdo musharrax madaxweyne.Dhaqaalaha Digital-ka: Qaabka dhabta ah ee lacagta looga sameeyo YouTube.Guusha: Cidda gacan ka siisay safarkiisa guusha.Hosted by: Abukar Osman GediProduction:All rights reserved by Dawan Media.#Barbaarta #DawanMedia #CumeerXasan #SomaliPodcast #YouTubeSomalia #Somalia2026
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
Barbaarta is the podcast that takes you behind the screens of social media's biggest names. Hosted by Bakar Osman, the show sits down with the influencers, creators, and digital personalities - especially the young voices - who are shaping culture, shifting conversations, and building audiences from the ground up.Each episode goes beyond the highlight reel. Bakar pulls back the curtain on what life actually looks like for the people behind the posts: how they got started, what fame really costs, the pressure of being constantly online, the wins, the burnout, and the stories their followers never get to see.From rising stars to household names, Barbaarta is where the youth of social media speak openly - about their journeys, their struggles, their ambitions, and the realities of building a life in front of a camera.New conversations. Real stories. Unfiltered.
HOSTED BY
Dawan Media
Loading similar podcasts...