Dhawrsanaanta muslimka episode artwork

EPISODE · May 7, 2026 · 51 MIN

Dhawrsanaanta muslimka

from Dhawrsanaanta muslimka · host Maxamed Cumar Dirir

Dhawrsanaanta muslimka

Dhawrsanaanta muslimka

NOW PLAYING

Dhawrsanaanta muslimka

0:00 51:08

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

Dhismaha guriga muslimka Mustafe x. Ismaacil Muxaadaro ka hadlaysa dhismaha guriga muslimka iyo maqaamka uu dhigay islaamku haweenayda.Mabaadida uu ku dhisan yahay guriga muslimka sida: in hogaanka loo daayo sawjka, in lawada tashado, in la is adeeco, in la xifdiyo sirta. Kitaabka ( Dhufayska muslimka ) Sh. Saciid bin Al Qaxdaani 1- Ducada marka laga soo tooso hurdada , ducada xirashada dharka , ducada xirashada marada cusub , ducada qofka xiranayo maro cusub , waxa uu odhanayo qofku marka uu iska dhigayo marada.2- Ducada galida musqusha ( suuliga) , ducada ka soo bixida musqusha , ducada waysada ka hor , ducada marka la dhameeyo waysada , ducada marka laga baxayo guriga , ducada galida guriga , ducada tagida masjidka , ducada galida masjidka , ducada ka soo bixida masjidka , adkaarta aadaanka , ducooyinka furashada salaada , ducooyinka rukuucda , ducada ka soo toosida rukuucda , ducada sujuuda , ducada fadhiga labada sujuudood dhexdooda , ducada sujuuda tilaawada , Ataxiyaatka , ku saliga nabiga s.c.w ataxiyaatka ka dib.3- Ducada la dhaho ataxiyaatka dambe kadib inta ka horaysa salaama naqsiga , ducooyinka marka laga baxo salaada , ducada istikhaarada (kala doorashada laba arimood midii roon ), ducooyinka subaxdii iyo galabtii ,4- Ducooyinka subaxdii iyo galabtii , ducooyinka hurdada , ducada qofka galgalashad Reer Guuraa Muna iyo Shukri Hadafka aanu ka leenahay Podcast-kan Reer Guura , waxaa weeye in aanu dhisno oo xoojino shaqsiyada qofka muslimka ah ee soomaaliga ah. Waxaanu ku soo qaadan doona mawduucyo kala duwan oo khuseeya bulshada soomaaliyeed. Mawduucyadaaas oo aanu rajaynayno in ay ku raad reebaan dhagaystayaasha ku taxan Podcast-kan. Hadii ay jiraan wax talo iyo tusaale ah oo aad nagu soo kordhin karto, aad ayaanu usoo dhawaynaynaa, ee fadlan, nagala soo xidhiidh ciwaanada aanu ku leenahay baraha bulshada. Meeqaamka Haweenka (heerka hawaynada) Mohamed Bile Haweenayda: halka ay kaga jirto mujtamaca, sida gaaladu u burburinayaan maqaamkii aad lahayd, maxay ka rabaan reer - galbeedku gabadha muslimka ah?

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Dhawrsanaanta muslimka?

This episode is 51 minutes long.

When was this Dhawrsanaanta muslimka episode published?

This episode was published on May 7, 2026.

What is this episode about?

Dhawrsanaanta muslimka

Can I download this Dhawrsanaanta muslimka episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!