Skip to content
Environment Issue - Ecosystem Restoration - 15. Jun, 2021 episode artwork

Jun 16, 2021 3 hr 24 min

Environment Issue - Ecosystem Restoration - 15. Jun, 2021

from Kulmiso Hosted by KULMISO

Waa Barnaamij Dhaxal gal ah oo Ayotiinkeenna wanaag u horseedi kara haddii loo qabto hawsha sida ay tahay. Shacabow duwlad waa dad dal isla leh ee afarta madaxda innoo ah keliya ma aha. Madaxdu caadiyan waa waxgarad, aqoon iyo khibrad iyo dadaal aad ku doorato si ay kuu metelaan oo aad adna adiga oo og in dadka iyo dalka laguu dhaqaaleynayo aad noloshaada adduun iyo tan aaqiro aad si xornimo leh u raacan karto. Maanta ma hayno taas ee waxaan haynaa sidee XEERO LAGU XAGTAA ILKANA KU NABAD GALAAN ee muska ka soo baxa oo iskaa wax u qabso haddaadan dadka iyo dalka wax ugu qaban karayn, fadlan wax ha u dhibin ee qashinka aqalkaaga iyo noloshaada naga maareey, bacda iyo caagga wadada ha nooga tuurin, ubadka ha naga marin habaabin, diinta ha nooga gefin ee noloshaada raaco. GEED BEER WAA GEYI GUMAAD LA`! GEED BEER SI AADAN GEYIGA U GUMAADIN! GEYIGU GUMAAD GELI MAAYO HADDAAD GEEDO BEERTO! DHIR AAN BEERNO WAA DHALAANKA AAN DHOWRNO! DHIR BEER WAA DHIGAAL REEB! DHIR BARBAARI WAA DHALAAN BARBAARI! GEYIGA GUULE INNAGU GAYAAMAY WAALIDKIISU WAA BULSHADA KU NOOL! SIDA AAD U BARBAARISO UBADKA WAA IN AAD U BARBAARISAA BAY`AYDA! Maaraynta soo bandhiga barnaamijka IYO Farsamada waa Luul Carraweelo Kulmiye Daadihinta waa Shamso Carraweelo Sheegow

Episode details come from the podcast's RSS feed.

Embed this episode

Ready to play

Environment Issue - Ecosystem Restoration - 15. Jun, 2021

0:00 3:24:24

No transcript yet.

Requests help us decide what to transcribe next.

Frequently asked questions

How long is this episode of Kulmiso?

This episode is 3 hours and 24 minutes long.

When was this Kulmiso episode published?

This episode was published on June 16, 2021.

Can I download this Kulmiso episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.