PODCAST · society
Kulmiso
by KULMISO
🗣Kulmiso's mission is to offer and promote content that will lead to a Somali paradigm shift👥 🗣Ujeedada Kulmiso waa inay soo bandhigto oo dhiirigeliso waxyaalo u horseedi doona isbadal ku yimaada qaab nololeedka soomaalida👥
Episodes
-
Cabdullaahi Maxamed Maxamuud "Cabdullaahi Qarshe" & Maalmo Lama Ilaawaan Ah!
Waxaa soo jeedinaya marqaatiga nool Qoraa Saciid Jaamac Xuseen iyo Maxamed Amiin oo xubin ka ah Madasha Kulmiso. Waxaana daadihinaysa Luul Araweelo oo ayadu ah Maamulaha Madasha Kulmiso iyo Podcast-igan Kulmiso ee kuu soo gudbinaya. Waxaa hubaal ah in aad u baran doontid Abwaan Cabdullaahi Qarshe...
-
TIRAABTA TOOLMOON MAXAAD KA GARANAYSAA?
Barnaamijkan waxaa isku soo duboriday Maxamed Caynte. Martida waa: Qoraa Saciid Jaamac Xuseen oo ay kaabayaan Team Kulmiso, Xubnaha kala ah Rashiid Sh. Abdillaahi (Rashiid Garwayne, Salaad Cusmaan Rooble, Shamso Araweelo Shegow, Mahad Abdulle, Qali Farah, Abdirahman Farah (Luunge) iyo Lul…
more -
THE FUTURE OF SOMALIA
30. JUNE 2021
-
NABAD & NAFTAA HADAL
Caawa waxaan ku daahfuray Clubhouse barnaamij cusub oo aan ugu magac daray NABAD & NAFTAA HADAL. Ka dib markaan zoomka ku qabanay asiga oo english "Peace & Reconciliation in 75 years" oo uu marti ku ahaa Jens J. Wilhelmsenqabsadeen oo 95 jir ah, nacayb uu Jarmalka u qabay, ka dib markay Norway 5...
-
MUNAASABADDA 15. MAY, 2021 Part 1 & 2
Waxaa martida ka mid ah. Macallin Saciid Saalax Axmed, Salaad Cusmaan Rooble, Aar Maanta, Maryan Ruun, Bashiir Cali Hussein, Sayid Khaliifa iyo xubno badan oo ah Kooxda IFTIN, Mohamed Macloow oo asigu Kooxda Waaberi nagala joogay.
-
TAARIIKHDA DOWLAD DHISKA IYO XAALADDA SOOMAALIYA 22. Jun, 2021
Soo diyaarinta - Shamso Araweelo Sheegoow Daadihinta - Shamso Araweelo iyo Jabriil Nuur Martida - Abdi Garaad Dhextaalka iyo Farsamada - Lul Araweelo Kulmiye
-
5 QODOB EE KA DHIGTA QOYSKA MID WAARA? 21,Jun, 2021
Martida waa Hibo Omar and Sh. Ahmed Johari Bilaal oo ah lamaane u istaagay wacyi gelinta bulshada
-
MARTIDA MOHAMED JABARTI EE CH - SH. ABDIRAHMAN SHARAIF
20. JUN, 2021
-
SU`AALO IYO JAWAABO DIINI AH.
20. JUN, 2021
-
DIINTA ISLAAMKA & GAALAYNTA MUSLIMIINTA
Waxaa barnaamijka Marti Ku ah: Sh. Mustafa Ali, Sh. Abdirizak Sugulle & Sh. Abdisamed oo si daahfuran uga jawaabaya su`aalahan soo socda. 1) Qatarta dadka in la iska tuhmo iyada oo cadeeyn loo hayn? 2) Xaguu ka yimid dad gaalaysiintu? Waase maxay waxyaabaha diidaya in qofka la gaaleysiiyo? Yaa...
-
Environment Issue - Ecosystem Restoration - 15. Jun, 2021
Waa Barnaamij Dhaxal gal ah oo Ayotiinkeenna wanaag u horseedi kara haddii loo qabto hawsha sida ay tahay. Shacabow duwlad waa dad dal isla leh ee afarta madaxda innoo ah keliya ma aha. Madaxdu caadiyan waa waxgarad, aqoon iyo khibrad iyo dadaal aad ku doorato si ay kuu metelaan oo aad adna adiga...
-
FAMILY PROGRAM - Child Development and Stress Management
1. Martida Barnaamijka Qoyska 14. Jun, 2021 Garaad M. Ibrahim Awad - PhD In Social Anthropology, Esp. Child Development 2. Abdibasid Ali Mohamed - Psychotherapy Behavioral Analyst Family and Adolescents
-
MARTIDA KULMISO DR. MARYAN QASIM
Team Kulmiso waxaa caawa farxad u ahayd in ay u soo martido Dr. Maryan Qasim oo ah qof xog ogaal ah. 13. Jun, 2021
-
SUUGAAN - TIX & TIRAAB
WAXAA BARNAAMIJKA KU MARTI AH LABO BUUG OO LA KALA YIRAA "LOOYAAN" IYO "GUUR LA QARIYAY GOORMAA LA OGAAN" 12. JUN, 2021
-
Duulista Hawada Soomaaliya - SOMALI CIVIL AVIATION /
Barnaamijka Bulshada waxaa caawa marti ku ah Madaxda Duulista Hawada Soomaaliya oo waa dood wargelin iyo war wadaag ah. Hubaal wax badan oo aadan ogayn ayaad ogaan. Ugu yaraan waxaad ogaan doorkaaga muwaadinnimo. Madaxda martida ku ah Barnaamijka Bulshada waa: Sharcidejiye Qaran Farxiya Muumin...
-
Introduction To Islamic Scholarship In The Somali Peninsula - A discussion w/ Ustaad Mohamud Mohammed
Presented By. SOMALI HISTORY & HERITAGE CLUB AT Moderates: Hodan A. & Mohamed Abdullahi Artan Jun 8, 2021 at Clubhouse.
-
SIRAHA FARXADDA GUURKA
07. JUN, 2021 Waxaa casharka bixinaya Ibrahim Waberi oo asigu ka tirsan Kulmiso Platform.
-
SUUGAAN - TIX & TIRAAB
Waxaa caawa barti ah labo maanso oo mug iyo meeqaam leh ooo dhaqal ah. Waxaa raacay dhowr kale iyo heeso. Heesta Wabigii Aqoontoow waxaa curuyay Macallim Saciid Saalax Ahmed. Waxaana ku luuqaynaya kooxda IFTIIN. #Kulmiso 5. Jun, 2021
-
MA ALLAA WAX NAAFEEYA MISE AADANE?
Waxaa mahad ballaaran u gudbinayaa dhammaan codadka aad maqli doontaa. Waa hubaan in aragtiyaha aan isweydaarsanayno ay saamayn kugu yeelan doonaan oo sabab? waayo qofnimadaada ayaa ku diri oo ku badi. Ulajeedka si aad u fahanto dhagayso heesta ugu danbaysa ee ku soo laabo bilowga, mahadsanid.…
more -
WHAT IS PEACEFUL MIND?
OUR GUEST IS: A global advocate and relentless crusader of promoting mental health, Nabhit Kapur, from India, envisage a world free of mental health stigmas and taboos. Through his exemplary work, indefatigable spirit and passionate endeavors he has been able to bring impactful transformative...
-
AWOODDA MASKAXDA
Martida: Cali M. Diist ni iyo Buug cusub oo uu ugu magacdaray XAKAME - Noqo qo qof iska adag naftaatana xakame. Mustafa Ayanle CEO & Editor In Chief Africa 21st Century News & Galaxy 21st Entertainmant
-
TARTANKA HIBADA DAHSOON YUU KU DHAAFIN CAAWA 3. JUUN 2021
IS KEEN HADDII AAD ISKU MALAYNAYSO HIBO FANEED. FANKU WAA SIDAHA HIDDAHA SOOMAALIYEED.
-
ARRIMAHA QOYSKA 1. Jun, 2021
Barnaamijka Arrimaha qoyska oo Ramadaanka fasax qaatay ayaa dib u furmay isniintii 1. Jun, 2021 ayada oo lagu daahfuray buug aad iyo aad u qiimo badan oo aayatiinka qoyska saamayn weyn ku yeelan kara haddii aad akhrisid ayaan ku daahfuray mar kale barnaamijka Arrimaha Qoysk.
-
MARTIDA CAAWA AMB. HAWA HASSAN MOHAMED
Mowduuca waa siyaasadda haweenka iyo doorka haweenka ay ku leeyihiin safaaradaha.
-
Climate Change and The Way Pollution Effects The Nature
Bacda xaalufin bay innagu haysaa oo dhaqaalaha ayeey hoos u dhigtay ee danbiil, salad, kolay, dhiil iyo haan ha la soo celiyo oo geedaha jariddda ha laga daayo. Roob la`aanta geedaha la xaalufinayo ayaa u wacan.
-
SUUGAAN - TIRAAB (Buug baa marti ah)
In Adeer Said Jama Hussein ii soo diro qoraalkan faalada iyo faaqidaada ah aad bay ii dhiiro gelinaysaa, mahadsanid adeer. Waxaan rajaynayaa in aad wax badan ka dheefi doonto barnaamijkan. Ugu danbaynta heesta ku jirta fadlan faallo sida aad u fahan tahay ah iigu soo dir [email protected] 5…
more -
MONAASABADDA 15. MAY 2021 PART 9
Dhagste waxaa macquul ah in aad isweydiisid aaway qaybihii kale? Noo dulqaado way soo socdaan e. Munaasabbadan maalin dhan bay 9 saacadood socotay, si aan idiinku fududeyno ayaan soo jarjaraynaa oo qayb ba mar idiin soo gelin. Sababta aan ku doortay qaybta 9aad waa in ay qayb i qusaysa ximbaarsan...
-
BASIC UNDERSTANDING OF MENTAL HEALTH
Waxaa barnaamijkan qabtay SOMALI MENTAL HEALTH CLUB ee Clubhouse oo ay ku midaysan yihiin dhaqaatiir cilminafsi oo qaarkood ka mid yihiin TEAM KULMISO. Waxaan ka xumahay in Ayan Jamuus hadalkeedii uusan innoo duubmin. Balse waa hubaal in aad wax badan ka faa`iidi doontid. Naftaada caafi oo is…
more -
MARTIDA KULMISO DR. ABDIRAHMAN M. A. HASHI
WAXAA BARNAAMIJKA MARTI INNOOGU AH DR. ABDIRAHMAN MAXAMED CABDI HASHI OO ASIGU AH MUSHARAX MADAXWAYE EE DALKA SOOMAALIYA 2021. WAXAAN WAYDIINAY OO UU NOOGA JAWAABAYAA "SIDEE SOOMAALIYA KU GAARI KARTAA ISBEDEL IYO HORUMAR DHAB AH?" HUBAAL WAAD IS WADA WAYDIINAYSAAN. BALSE HORAANTA WAA AYO DR....
-
CODKA BULSHADA
Barnaamijkan waxaa soo qabanqaabisay SGEM Club (Clubhouse). Waxa aan uga doodaynaa "Ma loo baahan yahay in la sii wado ololaha 30%+? Waa barnaamij si daahfuran loo ra`yi wadaagayo. Fadlan fikirkaaga na la wadaag oo qoraal noogu soo dir [email protected]
-
SOMALI ENTERTAINMENT PRESENTS FARHIYA KABAYARE
SOOMAALI ENTERTAINMENT WAA HOOL MURTIDA IYO MADADAADALDA. Waxa uuna ka furan yahay clubhouse ee ha moogaan haddii aad tahay shaqsi ku dhaata dhaqankiisa oo suugaantu qiimo u leedahay. Suugaantu waa halka xadaaradda bulsho laga dheehdo. Waxaan u mahad celimayaa Talyaani, Abdinaasir, Goiska iyo...
-
EID SHOW By. SOMALI ENTERTAINMENT CLUB & KULMISO CLUB
Waxaa mahad ballaaran iska leh maamulka Hoolka Murtida & Madadaalada Soomaalida ee Clubhouse oo saamaxay in Madasha Kulmiso ay qayb ka noqoto qabanqaabada BANDHIGA CIIDDA 14. MAAJO, 2021 oo ay Marti sharaf ku ahaayeen Qamar Suugaani, Digriyoow Cabdi, Dj. Muscab iyo dhammaan fanaaniinta…
more -
GUUR & CALAF part 1 to part 4
Waxaa la falanqaynayaa CALAF waa maxay? Sax miyaa in wax walba calafka loo saariyo?
-
SUUGAAN - Waa Maxay Tix?
Madaama aan kale reebnay Suugaantii (TIX & TIRAAB) oo sabtidii hore aynu qaadaa dhignay TIRAAB ayaan sabtidan qaadaa dhigi TIX. Martida: Axmed Faarax Cali "Idaajaa" oo qeexaya TIX iyo Rashid Sheikh Abdillaahi "Garwayne" oo innoo sharaxaya maansaddii "Bulsho" ee Mohamed Ibraahim "Hadraawi". Intaa...
-
Waa Maxay Jacayl & Baroor-diiq qarixii caawa 9. Maajo 2021
Waxaa la qaadaa dhigayaa jacaylka ayada oo dhanka cilmi, diin iyo dhaqan. Waxaad dhagaysan doontaa suugaan tiro badan. Annaga oo ku gudajira ayaa la soo sheegay qarax galaaftan walaalo badan. Ka dibna wuxuu isu bedelay baroor-diiq.
-
TAARIIKHDA SOOMAALIDA Prat 1
Sorry kii hore codkaa ka maqnaa, balse hadda waa kan barnaamijkii ee dhagaysi wacan. Mahadsanid Ustaad Mubarak in aad isoo wargelisay.
-
HAB TEBINTA TAARIIKHDA SOOMAALIDA
Heesta furitaanka waxaa ku luuqaynaya kooxdii Iftiin! Heesta marka ay dhamaato dhowr daqiiqo ayaa cod la`aan ah ee iska gudbi! Mahadsanid:) Waxaa marti ku ah: Abdirahman Furre (British Furre) & Abwaan Negeeye Hirsi "Qofku qiym, haybad iyo hannaan intuu doono ha la`haadee, haddii uu cidloodo ugaar...
-
"Soomaali been way sheegtaa, beense ma maahmaahdo" Ma dhabbaa? - Taariikhda Soomaalida!
%. Maajo 2021 Clubhouse: Kulmiso-Araweelo club iyo Team Kulmiso. Waxaa laga doodayaa maahmaahdaa cinwaanka ah ma runbaa? Ma been baa? Mise Jawaab kale oo run iyo been toonna ahayn baa jiri karta? Waa qaybtii 1aad ee u tooghay asbuuca danbe iyo qaybta labaad. Team Kulmiso waxay u bahadcelinayaan...
-
Faa`iidooyinka iyo Badbaadada Degaanka
Waa qayb ka mid ah barnaamijka FAA`IIDOOYINKA & BADBAADADA DEGAANKA. Intii u danbaysay baan doobmin oo aan ka keenayaa jawaabaha Mohamed Musse Hassan oo ahaa Cilmi-Aqoolka martida ka ahaa barnaamijka. Heesta furitaanka waxaa curuyay 80-tameeyadii Macallin Saciid Saalax Axmed.
-
Tayada Tiraabta
Barnaamijkii TIX iyo TIRAAB waa uu isku baaxad batay. Sidaa darteed waxaa la go`aamiyay in la kala reebo oo sabtina TIX laga dhigo, sabtina TIRAAB laga dhigo. Sabtidan waxaa la doortay TIraab. Martida: 2. may 2021 Qoraayada kala ah. Saciid Jaamac Xuseen Ifraax Ciyoow Ibraahim Aw-Hassan Ismaaciil...
-
Languages Shape How We See The World! The Impact Of Human Emotions!
Sowr sekken ka dib buu bilaabanayaa ee u dulqaado, mahadsanid. Waxaa aragnaa sida luuqaduhu u qaabeeyaan Dunida! Miyaad ogtahay erayada aad ku hadlaysid Saamaynta Dareenka Aadanaha ay u leeyihiin?
-
SIYAASADDA, DIINTA IYO HAWEENKA
Martida: Sh. Mustafa Ali
-
WOMEN And ISLAM
Martida: Sh. Mustafa Ali 29. april 2021 Waxaan raaligelin ka bixinaynaa in barnaamijka saacadii ugu danbaysay aysan duubmin. Aad ayaan uga xunnahay taas. Balse labo saac oo ka mid ah ayaa duubmay oo aad ka dhagaysan kartaa barnaamijkan dooda Siyaasadda, Diinta iyo Haweenka.
-
WOMEN & ISLAM
Martida: Sheikh Abdulkadir Kishki Xiriirinta: Fatima iyo Mohamed Waxaa øagu qabtau Clubhouse 26. Abriil 2021. Waxay ahayd dood aad u wanaagsan oo si daahfuran la isula qaadaa dhigayay.
-
Empires of the horns of Africa: The Somalia Empire! (english)
Somali history has never been told this way on social media before. This was an open and accessible program. Hosted: The African History club on Clubhouse Language: English
-
TIX IYO TIRAAB
TIX & TIRAAB WAA BARNAAMIJ BILOWDAY sabtidii hore 17. Abriil 2021. Barnaamijkan sabti kasta ayuu ka baxaa Naadiga Kulmiso - Araweelo ee Clubhouse. Qaybtani waa tii 2aad. Waxaa la go`aamiyay in la kala qaado TIX iyo Tiraab oo sabti dhaah loo sameeyo. Sabtidan soo socota ee 1. May 2021 Waxa la…
more -
🧕🏼HOW TO FIND GOOD SOLUTIONS⁉️
Imagine being 18 and losing the desire to live⁉️ 🙏🏼
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
Loading similar podcasts...