EPISODE · Jul 9, 2026 · 12 MIN
How to get into inclusive football in Australia - Australia Explained: Kusoo Biir Cayaarta Kubadda Cagta
from SBS Somali - SBS Afsomali
It’s no exaggeration when we hear that the FIFA World Cup is bringing the world together. After all, football is known as the world’s most popular sport. But football really begins on the suburban ovals and in the local clubs, with everyday players of all ages and abilities. Here’s how you can become one of them. - Kubadda cagta waxaa loo yaqaannaa ciyaarta dunida ugu caansan, waana sababta Koobka Adduunku uu dadka dunida oo dhan isugu keeno. Laakiin kubaddu kama bilaabato oo keliya garoomada waaweyn ee caalamiga ah, waxay ka bilaabataa garoomada xaafadaha iyo kooxaha maxalliga ah, halkaas oo ay ku ciyaaraan dad da’ kasta iyo heer kasta leh. Baro adiguna sida aad uga mid noqon karto ciyaartan Australia.
Embed this episode
NOW PLAYING
How to get into inclusive football in Australia - Australia Explained: Kusoo Biir Cayaarta Kubadda Cagta
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.