EPISODE · Apr 11, 2021 · 0 MIN
Iidhehda Kulmiso
from Kulmiso · host KULMISO
Kulmiso Waxaa aasaasatay Luul Araweelo Kulmiye 2016, kadib markii aan la midoobay Shamso Araweelo Shegow oo ah aasaasaha fikirka in la qaato magaca Araweelo ayaa qaar ragga ka mid ah fahan la’aan igu weerareen sababta aan u isticmaalayo magacan Araweelo. Waxaan is tusay markaa in ay ii weerarayaan cabsi lagu soo abuuray. Markaas baan isu bixiyay Kulmiso oo ku iri iska tuura Araweelo adinku ee Kulmiso igu qaata. Xaqiiqdiina taasi waxay siisay walaalahaa fursad ay igu bartaan. Maantana Araweelo & Kulmiso waa u simanyihiin bulshada.
Embed this episode
Ready to play
Iidhehda Kulmiso
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.