KULANKA JIMCAHA (Xiliga 2aad) Xalaqada 35aad
from Al-Saadicuun Bil-Xaq Hosted by Al-Saadicuun Bil-Xaq
Xalaqadaan waxaa lagu falanqeeyay fikradda Qoowmiyada oo ku dhisan dadku inay isugu yimaadaan hayb is isir ay wadaagaan ama dhul iyo luqad ay wadaagaan. Xagee bay ka timid , sideese lagu keenay caalamkii Islaamka ahaa. Caqiidadda islaamka maadaama ay ku dhisnayd in caqiidadda laysugu yimaado xagee bay kasoo gashay caalaamka Islaamka ah in Qowmiyad laysugu yimaado. #Kulanka_Jimcaha #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #جماعة_الصادعون_بالحق
Embed this episode
No transcript yet.