Skip to content
Al-Saadicuun Bil-Xaq podcast artwork

PODCAST · religion

Al-Saadicuun Bil-Xaq

by Al-Saadicuun Bil-Xaq

Waa Barta Rasmiga ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.Halkaan ka dhageyso codka Al-Saadicuun Bil-Xaq iyo barnaamijyadeeda kala duwan oo soo baxo usbuuc walbo.Subscribe taabo sidaad u hesho markey soo saarto Jamaacada xalaqyada cusub.

Publisher-supplied feed metadata · PodParley refreshed Jul 2, 2022 · Source feed

Episodes

  1. 𝘿𝙝𝙪𝙜𝙪𝙣𝙨𝙤𝙤𝙮 𝙆𝙞 𝘿𝙝𝙖𝙜𝙖𝙣 - TOWXIID (AF-MAAY) - 4aad

    Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay #Al_Saadicuun_Bil_Xaq

  2. 𝘿𝙝𝙪𝙜𝙪𝙣𝙨𝙤𝙤𝙮 𝙆𝙞 𝘿𝙝𝙖𝙜𝙖𝙣 - TOWXIID (AF-MAAY) - 3aad

    Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay #Al_Saadicuun_Bil_Xaq

  3. 𝘿𝙝𝙪𝙜𝙪𝙣𝙨𝙤𝙤𝙮 𝙆𝙞 𝘿𝙝𝙖𝙜𝙖𝙣 - TOWXIID (AF-MAAY) - 2aad

    Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay #Al_Saadicuun_Bil_Xaq

  4. 𝘿𝙝𝙪𝙜𝙪𝙣𝙨𝙤𝙤𝙮 𝙆𝙞 𝘿𝙝𝙖𝙜𝙖𝙣 - TOWXIID (AF-MAAY) - 1aad

    Waybuwaa barnaamij siinka tala gali jamaacada #Al_Saadicuun_Bil_Xaq oo lunku warama doono xaqiiqada Towxiidka diinta Islaamka, waana ka bahaw Af Maay #Al_Saadicuun_Bil_Xaq

  5. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 19aad

    Sidii labadii xalaqo ee ka horreysay, xalaqadaan waxaa la sii wadayaa ka hadalka sida Qur'aanku uga soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada dhimashada iyo waxa ku hareereysan. #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha

  6. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 18aad

    Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida Qur'aanka uga soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada dhimashada iyo axwaasheeda. #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha

  7. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 17aad

    Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida ilaahnimada Allaah, awooddiisa iyo khasbidiisu uga muuqaneyso xaaladda dhimashada oo uusan jirin noole ka baaqsan kara, dhammaanna ay u sandulleysan yihiin doonista Allaah iyo ajasha uu u qabtay noole kasta. Waxaa kale oo si cad u muuqaneys taagdarrida iyo…

    more
  8. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 16aad

    Xalaqaadkii hore waxaa looga soo hadlay sida Qur'aanku u soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada iyo meelaha uu ka bandhigo taas oo hadafku yahay in Allaah aqoon loo yeesho keenta in ilaahnimada iyo rabbinimada loo gaaryeelo oo aan cidna lala waajin, lagana fogaado shirkiga dhammaantiis. Xalaqadaan...

  9. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 15aad

    Xalaqadaan waxaa la dhmmeystirayaa ka hadalkii sida Qur'aanku uga soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada maalinta qiyaamaha iyo muujinta sida maalintaas Allaah ula gaar noqonayo ilaahnimada, rabbi nimada, lahaanshaha iyo awoodda. #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha

  10. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 14aad

    Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida Qur'aanka uga soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada maalinta qiyaamaha iyo muujinta sida maalintaas Allaah ula gaar noqonayo ilaahnimada, rabbi nimada, lahaanshaha iyo awoodda. #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #Kulanka_Jimcaha

  11. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 13aad

    Xalaqadaan waxaa looga hadlayaa sida Qur’aanku uga soo bandhigo xaqiiqada Ilaahnimad maalinta qiyaamaha oo runtii ah meelaha ugu ballaaran ee uu Qur’aanku u adeegsado bandhigidda xaqiiqada Ilaahnimada, halkaas oo ay si weyn ugu soo muuqandoonto sida uu Allaah ula kaliya yahay ilaahnimada iyo...

  12. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 12aad

    Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida xaqiiqada ilaahnimadu uga muuqaneyso kownka iyo guud ahaan nolosha, maadaama ay tahay bandhig laga dheehan karo falsuubanaanta Allaah iyo farsamadiisa, iyada oo Qur'aanku kula hadlayo garaadka aadanaha, tusayana weynaanta sancada Allaah, quruxdeeda,...

  13. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 11aad

    Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida xaqiiqada ilaahnimadu uga muuqaneyso kownka iyo guud ahaan nolosha, maadaama ay tahay bandhig laga dheehan karo falsuubanaanta Allaah iyo farsamadiisa, iyada oo Qur'aanku kula hadlayo garaadka aadanaha, tusayana weynaanta sancada Allaah, quruxdeeda,...

  14. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 10aad

    Xalaqadaan iyo xalaqaadka soo socda waxaa looga hadlayaa sida xaqiiqada ilaahnimadu uga muuqaneyso koonka iyo guud ahaan nolosha, maadaama ay tahay bandhig caddaynaya falsuubanaanta Allaah iyo farsamdiisa, iyada oo uu Qur’aanku kula hadlayo garaadka aadanaha, ku soo jeedinayana weynanta sancada...

  15. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 9aad

    Xalaqadaan waxaa la sii wadayaa sida manhajka Qur’aanka u soo bandhigo xaqiiqada ilaahnimada isaga oo adeegsanaya sifaadka Allaah uu la gooniyada yahay ee aan cidi la wadaagin. Waxaa xalaqadan diiradda la saarayaa sida Ilaahnimada Allaah uga muuqaneyso qasbidda iyo hanashada uu ku hareereynayo...

  16. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 8aad

    Sidii xalaqadii hore looga soo hadlay qadiyadda risqig iyo kafaalaqaadka, xalaqadaan waxaa diiradda lagu saarayaa arrinta la xiriirta sida uu Allaah ogaal iyo duljoog ugu koobay insaanka oo noloshooda dhammaanteed u tahay mid u bandhigan cilmiga Allaah oo aysan jirin wax ka qarsoomaya ha ahaato...

  17. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 7aad

    Xalaqada waxaa looga hadlayaa in manhajka Qur'aanku marka uu soo bandhigayo xaqiiqada ilaahnimada uusan culeys saareyn caddeynta jiritaanka Allaah, laakiin uu culeyska saaro caddeynta xaqiiqada sifooyinka Allaah uu leeyahay, dadkana uu baro, kana saxo khaladaadka iyo khuraafaadka ku sameysmay...

  18. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 6aad

    Waxaa la sii wadayaa sida manhajka Qur'aanku xaqiiqada ilaahnimada uga soo bandhigo nolosha insaanka iyo marxaladaheeda kala duwan. Xalaqadan waxaa diiradda la saaraya dhacdooyinka nolosha insaanka: sameysanka ummadaha iyo dabargo'ooda si waafaqsan dariiqa Allaah ugu talagalay, qaddarkiisuna...

  19. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 5aad

    Xalaqadan waxaa la sii wadayaa sida manhajka Quraanka uga soo bandhigo xaqiiqada Ilaahnimada nolosha aadanaha, marxaladaheedii iyo dhacdooyinka joogtada ah ee saameynaya nolosha, iyada oo si gaar ah diiradda loo saarayo nicmooyinka aan la koobi karan, awoodaha loo sakhiray, kartida la siiyey,...

  20. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 4aad

    Xalaqadan waxaa looga hadlayaa sida manhajka Quraanka uga muujiyo xaqiiqada Ilaahnimada Nolosha dadka, maraxaladaheedii kala duwanaa iyo dhacdooyin ku dhacay ama ku soo cusboonaanaya, iyada oo laga soo bilaabayo bilowgii koowaad iyo cusboonaanshaheeda joogtada ah ee uu saldhigga u yahay…

    more
  21. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 3aad

    Xalaqadan waxaa looga hadlayaa sida manhajka Qur'aanku dadka ugu soo bandhigayo xaqiiqada Ilaahnimada isago oo dadka ku soo jeedinaya raadka iyo falsamaanta Allaah ee ka muuqaneysa kownka, nolosha iyo maamulidda waxa ka dhex dhacaya kownka, kuna dhacaya dadka noloshooda, iyada oo laga tilmaami...

  22. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 2aad

    Xalaqadan waxaa looga hadlayaa soo bandhigidda xaqiiqada Ilaahnimada iyo sida manhajka Quráanku kownka iyo nolosha uga dhigayo bandhig qurux badan oo ay ka muuqaneyso kalinimada Allaah uu la kaliye yahay Ilaahnimada iyo Rabbinimada. #Kulanka_Jimcaha #Al_Saadicuun_Bil_Xaq www.sdahaqq.com/so...

  23. KULANKA JIMCAHA (Xilliga 4aad) Xalaqada 1aad

    Waa tixane cusub ee kulankii Jimcaha xilligii afaraad oo Jamaacada Al-Saadicuun idinla wadaagayso, kuna soo gudbineyso xaiiqada Islaamka ugu weyn, uguna muhiimsan; xaqiiqada Ilaahnimada. Xalaqadan waxaa looga hadlayaa manhajka Quráanku marka uu Allaah dadka barayo xagee ayuu ka bilaabaa, xagee...

  24. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 30aad - Gunaanad

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  25. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 29aad - Sahayda Dacwada

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  26. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 28aad - Sugnaanta Dacwada

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  27. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 27aad - Wajibaadka Dacwada

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  28. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 26aad - Rabciyi Bin-Caamir RC

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  29. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 25aad - Diritaankii Mucaad Bin-Jabal RC

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  30. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 24aad - Dacwadii Boqorrada

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  31. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 23aad - Salmaan Al-Faarisi RC

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  32. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 22aad - Dacwadii Nabi Muxammad SCW - Madiina

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  33. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 21aad - Muscab Bin Cumayr RC

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  34. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 20aad - Jacfar RC iyo Boqorkii Najaashi

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  35. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 19aad - Cali Bin Abi Dalib - RC

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  36. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 18aad - Dacwadii Nabi Muxammad SCW - Makkah

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  37. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 17aad - Asxaabul Kahfi

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  38. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 16aad - Asxaabul Ukhduud

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  39. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 15aad - Nabi Ciise CS

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  40. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 14aad - Mu'minkii Reer Yaasiin

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  41. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 13aad - Mu'minkii Reer Fircoon

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  42. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 12aad - Sixroolayashii Fircoon

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  43. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 11aad - Nabi Muuse CS iyo qoomkiisii

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  44. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 10aad - Nabi Muuse CS iyo Fircoon

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  45. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 9aad - Nabi Yusuf - CS

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  46. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 Xalaqada 8aad - Nabi Shucayb - CS

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  47. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 7aad - Nabi Luud - CS

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  48. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 6aad - Nabi Ibrahim(2) - CS

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  49. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqada 5aad - Nabi Ibrahim(1) - CS

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

  50. 𝗕𝗮𝗮𝗾𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗫𝗮𝗾𝗮 - Xalaqadi 4aad - Nabi Saalax CS

    Waa barnaamij ay bisha barakaysan idinkugu talagashay jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq oo lagu falanqaynayo taariikhda dheer ee dacwada Islaamka. #Baaqyadii_Xaqqa #Al_Sadicuun_Bil_Xaq #Ramadan_Kariim

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

Waa Barta Rasmiga ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.Halkaan ka dhageyso codka Al-Saadicuun Bil-Xaq iyo barnaamijyadeeda kala duwan oo soo baxo usbuuc walbo.Subscribe taabo sidaad u hesho markey soo saarto Jamaacada xalaqyada cusub.

HOSTED BY

Al-Saadicuun Bil-Xaq

CATEGORIES

Frequently Asked Questions

How many episodes does Al-Saadicuun Bil-Xaq have?

Al-Saadicuun Bil-Xaq currently has 406 episodes available on PodParley. New episodes are automatically indexed when they're published to the podcast feed.

What is Al-Saadicuun Bil-Xaq about?

Waa Barta Rasmiga ee Jamaacada Al-Saadicuun Bil-Xaq.Halkaan ka dhageyso codka Al-Saadicuun Bil-Xaq iyo barnaamijyadeeda kala duwan oo soo baxo usbuuc walbo.Subscribe taabo sidaad u hesho markey soo saarto Jamaacada xalaqyada cusub.

How often does Al-Saadicuun Bil-Xaq release new episodes?

Al-Saadicuun Bil-Xaq publishes regularly with 406 episodes available. Check the episode list for the typical release schedule.

Where can I listen to Al-Saadicuun Bil-Xaq?

You can listen to Al-Saadicuun Bil-Xaq on PodParley by clicking any episode. We provide an embedded audio player for direct listening, and you can also subscribe via your preferred podcast app using the RSS feed.

Who hosts Al-Saadicuun Bil-Xaq?

Al-Saadicuun Bil-Xaq is created and hosted by Al-Saadicuun Bil-Xaq.
URL copied to clipboard!