Skip to content
KULANKA JIMCAHA (Xiliga 3aad) Xalaqada 15aad episode artwork

Jul 25, 2021 29 min

KULANKA JIMCAHA (Xiliga 3aad) Xalaqada 15aad

from Al-Saadicuun Bil-Xaq Hosted by Al-Saadicuun Bil-Xaq

Waxaa horey looga soo hadlay macnaha ballaaran ee cibaadada iyo sida uu u saameynayo nolosha dhammaanteed, sidii saxaabadu ufahmeen macanahaas, noloshoodana ugu dabaqeen iyo sidii macanahaasi u soo uruuray jilalka hadda jooga, taas oo keentay in cibaadadii la qeybiyo oo in yar oo shacaa'irta ah la siiyo Allaah intii badneyd ee nolosha tooska u saameyneysay la siiyo cid aan Allaah aheyn; waayo insaanku dabeecad ahaan waa in uu wax caabudaa waxa ay noqdaanba. Xalaqadaan waxaa diiradda lagu saarayaa muujinta cidda la siiyey cibaadadii Allaah gaarka u lahaa, qiimi darrida ciddaas iyo in aysan mudneyn cibaado. #Kulanka_Jimcaha #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #جماعة_الصادعون_بالحق

Episode details come from the podcast's RSS feed.

Embed this episode

Ready to play

KULANKA JIMCAHA (Xiliga 3aad) Xalaqada 15aad

0:00 29:18

No transcript yet.

Requests help us decide what to transcribe next.

Frequently asked questions

How long is this episode of Al-Saadicuun Bil-Xaq?

This episode is 29 minutes long.

When was this Al-Saadicuun Bil-Xaq episode published?

This episode was published on July 25, 2021.

Can I download this Al-Saadicuun Bil-Xaq episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.