Skip to content
KULANKA JIMCAHA (Xiliga 3aad) Xalaqada 8aad episode artwork

Jul 24, 2021 34 min

KULANKA JIMCAHA (Xiliga 3aad) Xalaqada 8aad

from Al-Saadicuun Bil-Xaq Hosted by Al-Saadicuun Bil-Xaq

Xalaqadaan waxa ay dhammeystir u tahay xalaqadii 7aad oo aan uga soo hadalnay arrimaha Towxiidka buriya. Dad badan oo ku abtirsada Islaamka waa ay moogyihiin arrimaha Towxiidka buriya oo ayaga oo aan is ogeyn ayey ku dhacaan. Waa khatar in qofku uu naco shay ka mid ah Islaamka, hiil u noqdo gaalada, aflagaadeeyo Allaah iyo Rasuulkiisa isaga oo dhayalsanaya. Si qofku u ilaaliyo islaamnimadiisa waa in uu dhuuxaa casharkaan si uu san uga bixin xerada Islaamka isaga oo moog. #Kulanka_Jimcaha #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #جماعة_الصادعون_بالحق

Episode details come from the podcast's RSS feed.

Embed this episode

Ready to play

KULANKA JIMCAHA (Xiliga 3aad) Xalaqada 8aad

0:00 34:28

No transcript yet.

Requests help us decide what to transcribe next.

Frequently asked questions

How long is this episode of Al-Saadicuun Bil-Xaq?

This episode is 34 minutes long.

When was this Al-Saadicuun Bil-Xaq episode published?

This episode was published on July 24, 2021.

Can I download this Al-Saadicuun Bil-Xaq episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.