EPISODE · May 24, 2026 · 39 MIN
S1 E2: Madaxweynaha TikTok, Caannimada, Waxbarashada & Caqabadaha Social Media
from Barbaarta · host Dawan Media
Bilaal Bulshaawi sidee ayuu uga soo baxay nolol ardaynimo ilaa inuu noqdo mid ka mid ah dhalinyarada ugu saameynta badan TikTok-ga Soomaalida?Qeybtaan Barbaarta Podcast, waxaan ku wareysaneynaa Bilaal Bulshaawi, oo si faahfaahsan uga hadlay bilowgiisii TikTok, noloshiisii ka hor caannimada, sida uu ugu caan baxay muuqaallada ardayda iyo uniform-ka iskuulka, fikirkiisa ku saabsan waxbarashada Soomaaliya, muhiimadda xirfadaha, caqabadaha caannimada, iyo xiriirka dhalinyarada social media-ga la leh dowladda iyo bulshada.Wareysigan wuxuu sidoo kale iftiiminayaa su’aalo muhiim ah oo dhalinyaro badan is weydiinayaan:Sidee Bilaal Bulshaawi ku bilaabay TikTok?Maxaa ka dambeeyay naaneyska “Madaxweynaha TikTok”?Sidee ayuu u arkaa waxbarashada Soomaaliya?Shahaado keliya ma ku filan tahay dhalinyarada?Maxay yihiin caqabadaha caannimada?Social media lacag ma laga sameyn karaa?Maxay tahay fariintiisa dhalinyarada TikTok-ga ku jirta?Daawo wareysiga oo dhan si aad u fahanto safarka Bilaal Bulshaawi, fekerkiisa, caqabadihii uu soo maray iyo taladiisa ku socota dhalinyarada Soomaaliyeed.Timecodes00:00 Hordhac iyo muuqaalka ugu xiisaha badan01:08 Barbaarta Podcast iyo soo dhaweynta Bilaal Bulshaawi01:32 Bilaal: qofkee yahay?02:11 Nolosha Bilaal ka hor TikTok03:13 Sidee ayuu TikTok ku bilaabay?04:17 Sababta uu social media u doortay05:38 Iskuulkii hore iyo bilowgii kooxda TikTok06:20 Dhiirrigelintii maamulka iskuulka07:25 Sida uu ula falgalo dhalinyarada iyo bulshada08:33 Sababta uu muuqaallada ugu sameyn jiray uniform-ka iskuulka10:55 Falcelintii bulshada iyo magaca “Ciyaal Iskuul”12:34 Fikirkiisa ku saabsan waxbarashada Soomaaliya13:41 Shahaado, xirfad iyo shaqo la’aanta dhalinyarada15:46 “Shahaado adduunyada wax kama tarto” – muxuu ula jeedaa?16:57 Caqabadaha uu kala kulmay caannimada17:52 Maalintii ugu adkeyd noloshiisa18:35 Halis uu galay xilli uu gargaar gaarsiinayay dad abaartu saameysay20:40 Weerar iyo dhaawac uu la kulmay21:44 Naaneyska “Madaxweynaha TikTok”22:28 Shaqada Madaxweynaha TikTok maxay tahay?23:35 Muddo xileedka Madaxweynaha TikTok24:45 Xukuumadda TikTok iyo mucaaradka uu magacaabay25:56 Xiriirka Bilaal iyo dowladda27:15 Somaliland, xariggiisii iyo mowqifkiisa29:50 Xayeysiinta social media iyo ololihii miisaanka dhimista31:11 Qaabka uu u sameeyay miisaan dhimista33:51 TikTok iyo waxyaabaha xun ee lagu faafiyo35:28 Sida uu si hoose uga shaqeeyo la dagaallanka dhaqan xumada online-ka36:34 Hamigiisa mustaqbalka iyo rajada madaxweyne Soomaaliyeed37:25 Social media lacag ma laga sameyn karaa?38:33 Fariinta Bilaal ee dhalinyarada TikTok-ga ku jirta39:29 Gabagabo#barbaarta #Dawan #madaxweyne #Tiktiok #Somalia #Social #BilaaBulshaawi 🔔 HA SEEGIN XALQADAHA SOO SOCDARiix SUBSCRIBE oo daar ogeysiiska (🔔) si aad ugu horrayso markaansoo bandhigno martida xigta — siyaasiyiin, falanqeeyayaal, iyo siyaasadda Soomaaliya.📍 Subscribe: / @dawan_tv💬 Ra’yigaaga ku reeb faallooyinka🔔 Nala soco si aad u hesho wareysiyada ugu xiisaha badan Soomaaliya!https://www.dawan.so/https://www.dawan.africahttps://www.bawaba.africa━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━📲 NALA SOO XIRIIR🌐 Website: https://dawan.so/📘 Facebook: /DawanTV🐦 X/Twitter: @DawanTV📸 Instagram: @DawanTV🎵 TikTok: @DawanTV
Embed this episode
NOW PLAYING
S1 E2: Madaxweynaha TikTok, Caannimada, Waxbarashada & Caqabadaha Social Media
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.