EPISODE · Sep 1, 2025 · 5 MIN
SBS News Somali: 01 September 2025
from SBS Somali - SBS Afsomali
Wasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo baxday tijaabo madax bannaan oo lagu sameeyey in ka badan 60 program oo lagu xaqiijiyo da’da, ayaa lagu ogaadey inay qaarkood ay ka carruurta ka joojin karaan inay internet-ka ka arkaan waxyaabo aan ku habboonayn sida dad qaawan.
Embed this episode
NOW PLAYING
SBS News Somali: 01 September 2025
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.