SBS News Somali: Warka Talaado 24 February 2026 episode artwork

EPISODE · Feb 24, 2026 · 4 MIN

SBS News Somali: Warka Talaado 24 February 2026

from SBS Somali - SBS Afsomali

Booliiska New South Wales ayaa sheegay inay heleen wax ay aaminsan yihiin inuu yahay maydka nin 85 jir ah oo lagu magacaabi jiray Chris Baghsarian. Saraakiisha dambi-baarista ee kiiska gacanta ku haysa ayaa saaka 8:00 subaxnimo hadhaa bini’aadan ka helay, meel u dhow naadi kubbadda golf-ka ah oo ku yaalla Pitt Town, oo ka tirsan waqooyi-galbeedka Sydney.

NOW PLAYING

SBS News Somali: Warka Talaado 24 February 2026

0:00 4:35

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

No similar podcasts found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of SBS Somali - SBS Afsomali?

This episode is 4 minutes long.

When was this SBS Somali - SBS Afsomali episode published?

This episode was published on February 24, 2026.

What is this episode about?

Booliiska New South Wales ayaa sheegay inay heleen wax ay aaminsan yihiin inuu yahay maydka nin 85 jir ah oo lagu magacaabi jiray Chris Baghsarian. Saraakiisha dambi-baarista ee kiiska gacanta ku haysa ayaa saaka 8:00 subaxnimo hadhaa bini’aadan ka...

Can I download this SBS Somali - SBS Afsomali episode?

Yes, you can download this episode by clicking the download button on the episode player, or subscribe to the podcast in your preferred podcast app for automatic downloads.
URL copied to clipboard!