EPISODE · Mar 27, 2020 · 26 MIN
SE01EP10 Dhaqanka Akhriska ee Sweden
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailSweden waxa ay aaminsan tahay, ardayga haddii aan afkiisa hooyo lagu barin iskuulka, afafka kalena wax hagaagsan ka baran maayo. Sidee ayay bulshada Soomaalida ee reer Sweden uga faa'idaystaan fursaddan? Waxa aan la sheekaystay Qoraa Musa Dalmar oo qora buugaagta carruurta, soona turjuma kuwa dhiggooda ah ee Swedish-ka ah. Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE01EP10 Dhaqanka Akhriska ee Sweden
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.