EPISODE · Jun 21, 2020 · 27 MIN
SE02EP04 Waayihii & Waxqabadkii Maxamed Baashe X. Xasan
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailMaxamed Baashe X. Xasan waxa uu ku geeriyooday magaalada London, maalintii Khamiistii, 18-kii June 2020. Maxamed waxa uu ahaa qoraa/suxufi/halgamaa jecel horumarinta afka iyo dhaqanka oo uu waxsoosaar badan ku darsaday, sidoo kale waxa uu ahaa qof aragti ku socda oo aan fikirkiisa la baqan. Shakhsiyaddiisii iyo waxsoosaarkiisii waxa ka warramaya qaar ka mid ah asxaabtiisii, Cabdi Faarax Juxa, Rashiid Sh. Cabdillaahi, Saynab Daahir, Boodhari Warsame iyo Xamda Cigaal. Alle ha u naxariisto. Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE02EP04 Waayihii & Waxqabadkii Maxamed Baashe X. Xasan
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.