EPISODE · Jul 10, 2020 · 22 MIN
SE02EP05 Farshaxanka Munira Yussuf
from Codka Ubax
Send us Fan MailMunira Yussuf waa farshaxan wax ku sawirta kombiyuutarka "Digital Artist". Waxsoosaarka Munira ayaa aad looga bartay dalka Sweden iyo qaaradda Yurub oo dhan muddooyinkii u dambeeyay. Munira waxa hore loogu diiday in loo qaato qaar ka mid ah dugsiyada farshaxanka lagu dhigto ee dalka Sweden, maantana dugsiyadii laftoodii ayaa soo dalbanaya in ay farshaxankeeda ku soo bandhigto iskuulladaas. Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE02EP05 Farshaxanka Munira Yussuf
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.