EPISODE · Jul 25, 2020 · 22 MIN
SE02EP07 Tufaaxii Aan Tirsaday
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailWeli qof aad si kedis ah u kulanteen, dabeecaddiinuna is fahantay, weliba aad iska hesheen, ma is weydeen markiiba, sidaasna ma ku kala lunteen. Cumar Seerbiya ayaa markii u horreysay u safray Jabuuti, jidka waxa ay sii wada mareen Sahra. Iyaga oo isku faraxsan ayay kala lumeen markii ay xadka Jabuuti gaadheen. Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE02EP07 Tufaaxii Aan Tirsaday
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.