EPISODE · Oct 10, 2020 · 44 MIN
SE02EP11 Abwaan Khaliif Faarax Xayir & Socdaalkii Dheeraa
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailAbwaan Khaliif Faarax Xayir isaga oo yar ayuu gurigoodii ka tegay, waa dalmar soo arkay dhul tiro badan oo dalka iyo debeddiisaba ah. Nolol wejiyo badan leh ayuu soo maray, waxa se mar kasta wehelkiisa ahaa halabuurkiisa iyo suugaanta uu ka curinayo xilliyada qallafsan iyo kuwa ladanba. Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE02EP11 Abwaan Khaliif Faarax Xayir & Socdaalkii Dheeraa
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.