EPISODE · Oct 16, 2020 · 38 MIN
SE02EP12 Sucaad Carmiye
from Codka Ubax
Send us Fan MailIsbeddel kasta oo bulshada ku cusubi waxa uu la kulmaa cadaadis iyo cabbudhin. Sucaad Carmiye Odowaa waxa ay go'aansatay in ay halgan u gasho waxa ay aaminsan tahay oo ah xuquuqda dhallinyarada iyo haweenka. Waxa ay u sharraxan tahay xubin baarlamaan oo Somaliland ah. Sidee looga falceliyay go'aankeeda, sidoo kale waa maxay sababta ay halgankaas ugu badheedhay, maxaa se ka dhexeeya Sucaad iyo Saado Cali? Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE02EP12 Sucaad Carmiye
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.