EPISODE · Dec 11, 2020 · 37 MIN
SE02EP20 Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailAbwaan Weedhsame waxa uu macallin ahaa in ka badan 15 sanno, sidee macallinnimadiisu u saamaysaa suugaanta uu abuuro? Sidoo kale xidhiidh noocee ah ayaa ka dhexeeya suugaanta abwaan Weedhsame iyo xiddigaha sare? Siyaasadda ma khasab baa in laga maansoodo, se goorma ayuu ka caafimaaday jacaylkii dhawrka sanno dul degganaa? Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE02EP20 Suugaanta Weedhsame & Noocyadeeda
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.