EPISODE · Jan 23, 2025 · 23 MIN
SE02EP4 U Qorshee Sannadkaaga Hab Fudud: U Adeegso Quarterly Quest🎯✨
from Hab Fikirka Tarmuuska · host Hodan Hilmi
Bismilaah ; Sidee Ayaad U Qorsheyn Kartaa Sannad Guuleysta? 📆 Qaybtan isbuucan waxay ku saabsan tahay qorista iyo qorshaynta sannadka cusub. Waxaan kuu soo bandhigayaa qaaciddada "Quarterly Quest" – hab fudud oo aad sannadkaaga ugu qorshayn karto 100 maalmood. 🎯 Sadex waxyaabood oo muhiim ah oo aad sedexdii biloodba xoogga saarto ayaa kaa caawin doona inaad si cad u wajahdo himilooyinkaaga sannadlaha ah. Dhagaysi wacan📝✨
What this episode covers
Bismilaah ; Sidee Ayaad U Qorsheyn Kartaa Sannad Guuleysta? 📆Qaybtan isbuucan waxay ku saabsan tahay qorista iyo qorshaynta sannadka cusub. Waxaan kuu soo bandhigayaa qaaciddada "Quarterly Quest" – hab fudud oo aad sannadkaaga ugu qorshayn karto 100 maalmood. 🎯 Sadex waxyaabood oo muhiim ah oo aad sedexdii biloodba xoogga saarto ayaa kaa caawin doona inaad si cad u wajahdo himilooyinkaaga sannadlaha ah. Dhagaysi wacan📝✨
NOW PLAYING
SE02EP4 U Qorshee Sannadkaaga Hab Fudud: U Adeegso Quarterly Quest🎯✨
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.
Similar Podcasts
No similar podcasts found.