EPISODE · Jan 15, 2021 · 39 MIN
SE03EP04 Doorka Saxaafadda ee Horumarinta Bulshada
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailSaxaafaddu waxa ay door weyn ku leedahay horumarinta iyo dhismaha bulshada. Waa barta laga hago ummadda, laga toosiyo hoggaanka, laguna kaydiyo sooyaalka ummadeed. Haddaba waxyaabaha curyaamiya maxaa ka mid ah, sidoo kale diintu maxay ka qabtaa in dano kale la hoos gashado werinta dhacdooyinka? Waxa ila jooga weriye Siddiiq Maxamed Burmad. Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE03EP04 Doorka Saxaafadda ee Horumarinta Bulshada
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.