EPISODE · Feb 26, 2021 · 1H 7M
SE03EP09 Xidhiidhka Afka & Dhaqanka
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailXidhiidh noocee ah ayaa ka dhexeeya afka iyo dhaqanka, sidee ayaanay isu saameeyaan? Dhaqanku weligii meeshiisa taagnaan maayo, ayuu qabaa Dr. Xuseen Saleebaan. Cabdi Gurey waxa uu leeyahay, afku marxalado badan ayuu soo maray, muhiimadduna waa in ereyada cusubi aanay meesha ka saarin kuwii Soomaaliga ahaa. Balse si afka loo ilaaliyo, waa in dadka qurbaha ka imanaya ee afku ku adag yahay aan lagu qoslin, lana faquuqin, waa sida ay Hibaaq Cali qabto. Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE03EP09 Xidhiidhka Afka & Dhaqanka
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.