EPISODE · Mar 13, 2021 · 45 MIN
SE03EP10 Ayeeyo Xaawa Ismaaciil
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailAan idin baro ayeeyday Xaawa Ismaaciil. Ayeeyo waa qofka aan doonayo in aan u dabbaaldego bishan haweenka awgeed. Ma aha oo keli ah tiirka ugu weyn ee maanta lagu faano, balse aniga waa ii halyey. Ayeeyo da’deedu waa 81, waxana ay carruurteedu marayaan afar jiil. Tirada ubadka ay dhashay iyo dhashoodu, waa 51 qof. Waxa ay iiga warramaysaa waayaheedii dhallaannimo, jiilashii iyada ka horreeyay iyo dabcan sidii xaalku ahaa wakhtigeedii. Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE03EP10 Ayeeyo Xaawa Ismaaciil
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.