EPISODE · Apr 9, 2021 · 44 MIN
SE03EP14 La Cawee Codka Ubax
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailWaa maalin Jimce ah, waxa aannu ku sugan nahay beer ka mid ah beeraha waaweyn ee degmada Arabsiyo. Waxa Codka Ubax si gaar ah ugu heesaya fannaaniinta kala ah Farxiya Fiska, Mahad Gelin Hore, Yurub Geenyo iyo Cabdi Yare. Cuudka waxa tumaya Nuuradiin Cali Amaan iyo Mustafe Cabdiqays, darbuugaddu waa Cali Aanso. Nala cawee. Dhegaysi wacan! Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE03EP14 La Cawee Codka Ubax
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.