EPISODE · May 22, 2025 · 19 MIN
SE03EP3: Xagee ayaad maanta joogtaa? 🌊🦆
from Hab Fikirka Tarmuuska · host Hodan Hilmi
Bismilaah; Xagee ayaad maanta joogtaa? Mararka qaar, waxaan u ekaan karnaa kuwo deggan ama xasilloon , laakiin gudaha waxaa ka socda dadaal, korriin iyo isku day. Qeybtan waxaan uga sheekeynayaa mallard-ka, geedaha, iyo buugaagtii aan akhriyey, iyo sida ay noo tusinayaan in dadaalka qarsoon uu ugu dambeyn keeno midho. 🎧🌱🦆 Dhageyso si aad u xasuusato, in dhaqaaq kastaa uu qiimo leeyahay — xitaa kan aan la arkin.
What this episode covers
Bismilaah; Xagee ayaad maanta joogtaa?Mararka qaar, waxaan u ekaan karnaa kuwo deggan ama xasilloon , laakiin gudaha waxaa ka socda dadaal, korriin iyo isku day. Qeybtan waxaan uga sheekeynayaa mallard-ka, geedaha, iyo buugaagtii aan akhriyey, iyo sida ay noo tusinayaan in dadaalka qarsoon uu ugu dambeyn keeno midho. 🎧🌱🦆 Dhageyso si aad u xasuusato, in dhaqaaq kastaa uu qiimo leeyahay — xitaa kan aan la arkin.
NOW PLAYING
SE03EP3: Xagee ayaad maanta joogtaa? 🌊🦆
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
May 10, 2026 ·66m
May 7, 2026 ·66m
Apr 27, 2026 ·6m