EPISODE · May 28, 2021 · 31 MIN
SE04EP02 Nidaamka Doorasho ee Somaliland
from Codka Ubax
Send us Fan MailDhallinyar badan oo ay da’doodu ka yar tahay 31 jir, ayaa markii u horreysay noloshooda codayn doona oo soo dooran doona Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland. Sidoo kale waxa isla mar dhacaysa doorashada Golaha Deegaanka. Barnaamijkan oo aqoonkorodhsi ah, waxa aynu ku eegi doonna taariikhda doorashooyinka Somaliland iyo marxaladaha ay soo mareen. Sidee loo qaybiyaa 82-ka kursi ee Wakiillada? Doorashadani maxay kaga duwan tahay kuwii hore? In reernimo la isku soo xulo, ma tahay dimuqraaddiyad? Waxa si waafi ah uga warramaya Garyaqaan Guuleed Dafac. Dhegaysi wacan! Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE04EP02 Nidaamka Doorasho ee Somaliland
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.