EPISODE · Aug 20, 2021 · 41 MIN
SE04EP10 Noocyada Jacaylka & Aragtida Suugaanyahanka
from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax
Send us Fan MailJacaylku waa maxay, imisa nooc ayuu u qaybsamaa, ma daruuri baa in wax la jeclaado mise waa dookh, ragga iyo dumarka sidee ayuu u kala saameeyaa, waa se maxay aragtida suugaanyahanka ee jacaylku? Waxa aan la sheekaystay Mawliid Aadan Biixi oo ah Qoraa iyo Suugaanyahan ku xeel dheer dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida. Dhegaysi wacan!Support the show
Embed this episode
Ready to play
SE04EP10 Noocyada Jacaylka & Aragtida Suugaanyahanka
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.