SE3EP13 Hiilka Ubadka Baahiyaha Gaarka Ah Leh episode artwork

EPISODE · Apr 2, 2021 · 48 MIN

SE3EP13 Hiilka Ubadka Baahiyaha Gaarka Ah Leh

from Codka Ubax · host Ismaaciil C Ubax

Send us Fan MailMaxaa looga jeedaa baahiyaha gaarka ah, weli se ma is weydiisay inta nooc ee ay u qaybsamaan. Waxa laga yaabaa in aynu u naqaanno dadka aan laxaadkoodu dhammayn, gaar ahaan kuwa aynu muuqaalkooda ka garan karno oo keli ah. Balse ma og tahay in baahiyaha gaarka ah kuwooda ugu badani aanay qofka muuqaalkiisa ka muuqan. Cabdishakuur Maxamed Cabdi oo muddo dheer u dagaallamayay xuquuqda carruurta dugsiyada dhigta ee leh baahiyaha gaarka ah, ayaannu ka waraysannay. Dhegaysi wacan!Support the show

Episode metadata supplied by the publisher feed · Published Apr 2, 2021

Embed this episode

Ready to play

SE3EP13 Hiilka Ubadka Baahiyaha Gaarka Ah Leh

0:00 48:07

No transcript for this episode yet

We transcribe on demand. Request one and we'll notify you when it's ready — usually under 10 minutes.

No similar episodes found.

Frequently Asked Questions

How long is this episode of Codka Ubax?

This episode is 48 minutes long.

When was this Codka Ubax episode published?

This episode was published on April 2, 2021.

Can I download this Codka Ubax episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.
URL copied to clipboard!