Skip to content
SUUGAAN - Waa Maxay Tix?  episode artwork

May 9, 2021 4 hr 18 min

SUUGAAN - Waa Maxay Tix?

from Kulmiso Hosted by KULMISO

Madaama aan kale reebnay Suugaantii (TIX & TIRAAB) oo sabtidii hore aynu qaadaa dhignay TIRAAB ayaan sabtidan qaadaa dhigi TIX. Martida: Axmed Faarax Cali "Idaajaa" oo qeexaya TIX iyo Rashid Sheikh Abdillaahi "Garwayne" oo innoo sharaxaya maansaddii "Bulsho" ee Mohamed Ibraahim "Hadraawi". Intaa waxaa dheer falanqaynta cajiibka leh ee haween iyo ragba bixinayaan marka Team Kulmiso iyo shacabku isla falgalaan. Waan fahmayaa in barnaamijku aad u dheeryahay lakiin qaybo baan u qaybin doonaa ee hadda iska sii dhagaysta oo halkaad uga tagto xasuusnaaw oo bartii ka sii wado. Mahadsanid in aad soo booqatay Podcaste-tigan #Kulmiso. Faa`ladiinu waa innoo muhiim fadlan aragtiyahaaga ku aadan DEGELKAN KULMISO nala wadaag. Nagala soo xiriir: kulmiso.com ama [email protected]

Episode details come from the podcast's RSS feed.

Embed this episode

Ready to play

SUUGAAN - Waa Maxay Tix?

0:00 4:18:36

No transcript yet.

Requests help us decide what to transcribe next.

Frequently asked questions

How long is this episode of Kulmiso?

This episode is 4 hours and 18 minutes long.

When was this Kulmiso episode published?

This episode was published on May 9, 2021.

Can I download this Kulmiso episode?

Yes. Use the download control on the episode player to save the publisher-provided media file.