EPISODE · Jun 8, 2026 · 11 MIN
What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka?
from SBS Somali - SBS Afsomali
Regular veterinary visits play an important role in keeping your pet healthy and happy. Find out what to expect at a veterinary clinic in Australia, from routine check-ups and vaccinations to advice on caring for your pet’s wellbeing. - Warbixintan waxay muujinaysaa muhiimadda ay leedahay in xayawaanka rabbaayadda ah si joogto ah loogu geeyo dhakhtarka (Veterinary) si loo xaqiijiyo caafimaadkooda. Waxayna si gaar ah u sharraxaysaa waxyaabaha laga filan karo xarumaha caafimaadka xayawaanka ee dalka Australia, sida baaritaannada joogtada ah, talaalka, iyo talooyinka ku saabsan daryeelka guud ee fayo-qabka xayawaanka.
Embed this episode
NOW PLAYING
What to expect when visiting the veterinarian - Australia Explained: Maxaad filan kartaa marka aad rabbaayaddaada u geyso dhakhtarka xayawaanka-ka?
No transcript for this episode yet
Similar Episodes
No similar episodes found.