Abdijaliil Show

PODCAST · technology

Abdijaliil Show

I’m Abdijaliil Osman — a podcaster, independent video journalist, and storyteller.On Abdijaliil Show, I don’t just Do podcasts—I Educate and Entertain!I challenge narratives, spotlight untold stories, and sit across from thinkers, leaders, rebels, and visionaries shaping our world.

  1. 34

    Barashada Alle— Magacyadiisa, Naxariistiisa & Jacaylkiisa

    Barashada Alle— Magacyadiisa, Naxariistiisa & Jacaylkiisa

  2. 33

    Kansarka, Dhiig-Kar, Sonkorow & Wadne-Xanuun — Podcast-kan Daawo Ka Hor Inta Aadan Isbitaalka Gelin!

    Kansarka, Dhiig-Kar, Sonkorow & Wadne-Xanuun — Podcast-kan Dhageyso Ka Hor Inta Aadan Isbitaalka Gelin!~Dr. Abdulakir Suldan Ahmed Nuur. ( Jasiir)

  3. 32

    "Jidhka labaatan jirka wuu cafis badan yahay" Halista Cudurrada casriga iyo Digniinta Dhaqaatiirta

    "Jidhka labaatan jirka wuu cafis badan yahay" Halista Cudurrada casriga iyo Digniinta Dhaqaatiirta

  4. 31

    Masterclass Ahmed Farah:30 Sano oo Khibrad Filim-Sameyn ah, Lacag, Halganka&Guul | Arday & Ayaanle!

    Masterclass Ahmed Farah:30 Sano oo Khibrad Filim-Sameyn ah, Lacag, Halganka&Guul | Arday & Ayaanle!

  5. 30

    Student Visa ilaa Public Health Expert: Safarka Abdinaasir & Fursadaha Scholarship-ka UK.

    Student Visa ilaa Public Health Expert: Safarka Abdinaasir & Fursadaha Scholarship-ka UK.

  6. 29

    “YouTube wuxuu beddelay Nolosheyda” — Sawda Qaalib

    “YouTube wuxuu beddelay Nolosheyda” — Sawda Qaalib

  7. 28

    Khatarta Tahriibka Iyo Cadaabta Xabsiyadda Libya

    “Daqiiqadihii aan xusuusta Beelay, Gabadheyda iyo Hooyadey midna Waan xasuusan Waayay”— Sade A/Rizak

  8. 27

    EXCLUSIVE | "Abdirizak Anshax: ‘Waxaan Ayaan ku mehersaday Jeelka Gabiley!’ (Qaybta 2aad – Qiso!)"

    EXCLUSIVE | "Abdirizak Anshax: ‘Waxaan Ayaan ku mehersaday Jeelka Gabiley!’ (Qaybta 2aad – Qiso!)"

  9. 26

    Abdirizak Anshax: "Si aan Fanaan u noqdo, waxaan u Qortay askarinimo!" (Qaybta 1aad)

    Abdirizak Anshax: "Si aan Fanaan u noqdo, waxaan u Qortay askarinimo!" (Qaybta 1aad)

  10. 25

    Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~2aad

    Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~2aad

  11. 24

    Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~1aad

    Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~1aad

  12. 23

    Abdijaliil Iyo Qeys Qosol Iyo Sheeko, Waayo aragnimo Iyo Hal-Abuur.

    Abdijaliil Iyo Qeys Qosol Iyo Sheeko, Waayo aragnimo Iyo Hal-Abuur.

  13. 22

    Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 2/2. Hassan Jabhad

    Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 2/2. Hassan Jabhad

  14. 21

    Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 1/2. Hassan Jabhad

    Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 1/2. Hassan Jabhad

  15. 20

    Nasra Abti Doon Iyo Safarkeedii Baraha Bulshada"Waxaan Jeclahay Hal-Abuurka"

    Nasra Abti Doon Iyo Safarkeedii Baraha Bulshada"Waxaan Jeclahay Hal-Abuurka"

  16. 19

    Sheikh Said Rageah| Noolasha Qurbaha,Burburka Qoyska, Lacagaha Cryptocurrency Waxbarashada

    Sheikh Said Rageah| Noolasha Qurbaha,Burburka Qoyska, Lacagaha Cryptocurrency Waxbarashada

  17. 18

    Suldaan Seeraar~FANKA&SUUGAANTA:

    Suldaan Seeraar~FANKA&SUUGAANTA:

  18. 17

    Sheekh Xassan Al-Waajidi iyo Fadliga Quraanka Kariimka

    Sheekh Xassan Al-Waajidi iyo Fadliga Quraanka Kariimka

  19. 16

    Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda.

    Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda.Waxaan ka hadalnay:Dagaalka ka dhaxeeya Idil Barkhad iyo jacaylkaSababta heesaha murugada ahi u taabtaan bulshadaDhacdo xiiso leh oo la xidhiidha codkeeda xabeebta lehQalliinkii 2016 ee saameeyay nolosheedaXusuusta Aabbaheed (2014)Nolosha hooyonimada & farxaddeeda qarsoon𝐖𝐀𝐀 𝐊𝐔𝐖𝐀𝐍 𝐇𝐄𝐄𝐒𝐈𝐇𝐈𝐈 𝐀𝐀𝐍 𝐒𝐈 𝐐𝐎𝐓𝐎 𝐃𝐇𝐄𝐄𝐑 𝐔 𝐅𝐀𝐋𝐀𝐍𝐐𝐀𝐘𝐍𝐀𝐘:“Beer Dumar”“Mililico”“Beerlaxowsi”“Jano”“Hello (Ma i Maqleysaa?)”“Wiilashii Indhaheygow”Haddii aad tahay qof jecel:Fanka SoomaaliyeedSheekooyin dhab ahMurugo, hammi & bogsiinRiyooyinka haweenka Soomaaliyeed

  20. 15

    Fahamka Mas’uuliyadda – Xag Diimeed, Nafsi iyo Bulsho~ Dr Hamze Habiib

    Mawduuca: Fahamka Mas’uuliyadda – Xag Diimeed, Nafsi iyo Bulsho.Marti: Dr-Hamza HabiibMas’uuliyaddu waa eray sahlan, laakiin macno qoto dheer leh. Ustaad Hamse Habiib ayaa nala wadaagay aragtiyo muhiim ah oo ku saabsan sida Islaamku u fasiray mas’uuliyadda iyo sababta qof kastaa ugu baahan yahay inuu naftiisa, waqtigiisa, iyo ficilladiisa ka mas’uul noqdo.Qodobbo muhiim ah oo wareysiga ka soo baxay:Mas’uuliyaddu waa sharaf iyo karaamo, ma aha culays keliya. Qofka qaata mas’uuliyad dhab ah wuxuu helaa kalsooni, qaddarin iyo hoggaan nafsadeed.Islaamku si cad ayuu uga hadlay mas’uuliyadda. Qur’aanka iyo Xadiiska waxaa lagu xusay in qof kastaa mas’uul ka yahay waxa uu sameeyo – naftiisa, qoyskiisa, iyo bulshada.Dhalinyarada qaarkood waxay ka cararaan mas’uuliyadda, sababo ay ka mid yihiin cabsi guuldarro, ku tiirsanaan dadka kale, ama faham la’aan qiimaha mas’uuliyaddu leedahay.Mas’uuliyaddu waa la baran karaa. Waa geedi-socod qofka ku dhisa kalsooni, go’aan adag, iyo isku-filnaansho.

  21. 14

    Waxaan Dib u Bartay Micnaha Noolasha, Iimaanka Imtixaanka&Xaqiiqada Caddaaladda Eebbe”~Sh. Dr. Ali Mohamed Salah 

    Waxaan Dib u Bartay Micnaha Noolasha, Iimaanka Imtixaanka&Xaqiiqada Caddaaladda Eebbe”~Sh. Dr. Ali Mohamed Salah 

  22. 13

    Fadliga Akhrinta Quraank Kariimka~Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi

    Fadliga Akhrinta Quraank Kariimka~Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi

  23. 12

    Safarka Eng Hibo": How To break Tech with out Going to University?

    Safarka Eng Hibo": How To break Tech with out Going to University?

  24. 11

    Barashada Fiqiga, Fahamka Afarta Mad-hab & Nolosha Maalinlaha ah Ee Sheekh Shibli.

    Barashada Fiqiga, Fahamka Afarta Mad-hab & Nolosha Maalinlaha ah Ee Sheekh Shibli.

  25. 10

    Fadliga Quraanka Kariimka ah iyo Ducooyinka~Sheekh Shibli

    Fadliga Quraanka Kariimka ah iyo Ducooyinka~Sheekh Shibli

  26. 9

    Libaan Tahliil Aas-Aasaha Sabiib Somali Restaurant.

    Libaan Tahliil Aas-Aasaha Sabiib Somali Restaurant.Liibaan waa ganacsade aan jaamacad dhigan, balse 20 sano ku soo jiray ganacsiyo kala duwan — laga bilaabo iibinta taleefannada gacanta ilaa uu maanta noqday mid ka mid ah aas-aasayaasha maqaayadda caanka ah ee Sabiib.Sheekada dhabta ah ee nolosha Liibaan — laga bilaabo dhalinyaranimadiisii ilaa heerka ganacsiga uu maanta joogo.~ Casharro ku saabsan sida ganacsi loo bilaabo adigoon haysan Shahaado jaamacad ama maalgelin weyn.~ Sida uu u dhisay kalsooni, shaqaale wanaagsan iyo adeeg tayo sare leh.~ Caqabadihii iyo guulihii uu la kulmay intii uu dhisayay Sabiib.~ Qibradiisa iibinta (salesperson experience) iyo sirta ah sida wax loo iibiyo.Liibaan wuxuu yiri:“Markii aan bilaabay Sabiib, ma ahayn oo keliya maqaayad — waxay ahayd halgan aan doonayay inuu noqdo dhaxal ay Soomaalidu ku faanto.”Podcast-kan waa mid ka duwan dhammaan kuwii hore:Waa sheeko ku saabsan sabrid, halgan, iyo guul dhab ah.

  27. 8

    Abwaan Shube|42 Sano Guur & Jacayl Dhab ah, Dagaalkii 77 & Dhaxalkii Suugaanta Soomaaliyeed.

    Laba Saac oo Taariikh, suugaan, jacayl iyo waddaniyad ayaan idiin kaga hayaa Suugaanyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed, Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube.Barnaamijkan waxaad kaga bogan Doontaan:–Riwaayadihii waaweynaa ee Kooxdii Horseed– Qalanjo Qeybsami Weyday (1979)– If iyo Aakhiro– Saameyntii Dagaalkii 77-kii & sheekooyinkii isaga iyo Cali Samatar dhexmaray Heesaha hirgalay ee Abwaan Shube Maansooyin xul ah oo la xidhiidha dowladnimada iyo Dal Jaceylka Qisooyin Jacayl oo dhab ah– Guurkii Abwaan Shube & Marwadiisa Muxibo Cismaan.– Sida jacaylkoodu u bilowday 1983. 42 Sano kaddib Maxay tahay tallada uu siinaayo dhalinyarada iyo lammaanaha cusub?– Heesaha iyo Maansooyinkii uu u tiriyay xaaskiisa Fikir & Falsafad Nololeed– Sidee ayuu suugaan u curiyaa?– Goormay noloshu ku adkaatay?

  28. 7

    Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed

    Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir AhmedMartida barnaamijka waa "Muniir Sheikh Ahmed" — Maamulaha guud ee BBS Mall, agaasimihii hore ee National Bank of Kenya, iyo khabiir ka soo shaqeeyay bangiyo iyo shirkado caalami ah sida Standard Chartered Bank, PwC, iyo xarumo dhaqaale oo ku kala yaal London, Johannesburg, iyo Nairobi.Mowduuca barnaamijka:Maamulka & Maaliyadda.Muniir waxaa uu ila wadaagay 27 sano oo khibrad ah gaar ahaan adduunka maaliyadda iyo maamulka.Waxaanu diiradda saarnay "7" qeybood oo qoto dheer:Qeybta 1: Safarka Nololeed & HoggaamintaQeybta 2: Hoggaaminta Casriga ah & Maamulka.Qeybta 3: Teknoolojiyada & Hal-abuurkaQeybta 4: Waayo-aragnimo & Casharro NololeedQeybta 5: Go’aan-qaadasho, Koox-dhisid & AnshaxQeybta 6: Geeska Afrika & Mustaqbalka DhaqaalahaQeybta 7: Talo & Dhiirrigelin

  29. 6

    Ganacsiga & Maaliyadda| Forex, Stocks & Crypto|~Abdinur Ali Mohamed

    Ganacsiga & Maaliyadda| Forex, Stocks & Crypto|~Abdinur Ali Mohamed

  30. 5

    Fahamka Caalamka: Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida — Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Adduunka

    𝐅𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 – 𝐆𝐞𝐨𝐩𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐬 & 𝐗𝐚𝐝𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧Taarikhda iyo xadaaradda Shiinaha si koobanSidee Shiinuhu uga soo baxay qarnigii dulaysiga una noqday awoodda labaad ee dunida?Waa maxay falsafadda ku qotonta xadaaradda Shiinaha?Doorka uu Shiinuhu ku leeyahay juquraafiga siyaasadeed ee dunida maanta𝐅𝐚𝐡𝐦𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐞𝐨𝐩𝐨𝐥𝐢𝐭𝐢𝐜𝐬: 𝐑𝐮𝐮𝐬𝐡𝐤𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚Taarikhda Ruushka si koobanMaxaa Ruushka mar walba kahor keena Reer Galbeedka?Maxaa sababay dagaalka Ruushka & Ukraine?Xidhiidhka Shiinaha iyo Ruushka.Sidee Putin u fekeraa?𝐈𝐬𝐛𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 Dunidu maanta halkee ku socotaa?Sidee ayay isbadalka dunidu inoogu saameysay doontaa?Arrinta Somaliland iyo ictiraafka Netanyahu: maxaa sababay, ujeeddadiisuna maxay tahay?Abraham Accords – maxaan ka naqaan?Somaliland ma heli doontaa ictiraaf caalami ah?Maxay Imaaraadku Qeyb ugu yihiin xasad walbo oo Gobalka ka taagan?Isbarbardhigga maamuladii kala duwanaa ee SoomaaliyaMaxaa ka dhexeeya Soomaalida iyo Yemen ee dagaalladu u wada saameeyaan?Mustaqbalka Soomaaliya 10-ka sano ee soo socda𝐆𝐮𝐧𝐚𝐚𝐧𝐚𝐝:Maxaa la gudboon jiilka maanta jooga dunidan isbeddelaysa?

Type above to search every episode's transcript for a word or phrase. Matches are scoped to this podcast.

Searching…

We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.

No matches for "" in this podcast's transcripts.

Showing of matches

No topics indexed yet for this podcast.

Loading reviews...

ABOUT THIS SHOW

I’m Abdijaliil Osman — a podcaster, independent video journalist, and storyteller.On Abdijaliil Show, I don’t just Do podcasts—I Educate and Entertain!I challenge narratives, spotlight untold stories, and sit across from thinkers, leaders, rebels, and visionaries shaping our world.

HOSTED BY

Abdijaliil Osman

CATEGORIES

URL copied to clipboard!