Abdijaliil Show cover art

All Episodes

Abdijaliil Show — 45 episodes

#
Title
1

Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?

2

Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay

3

“Guurku Waa Naf-Hurnimo” | 35 Sano Guur, 35+ Sano Saxaafad & 100 Dal | Cabdisalaan Hareeri

4

Technology Masterclass|Software Engineering, Security, DevOps, GitHub iyo AI.Halkaan Ka Bilow!

5

Technology Business Masterclass | Product-kaaga Sida Loo Iibiyo, Client Loo Helo & Startup Loo Dhiso

6

Sidee $19.6M Heshiis Loo Gala? | Marketing, Sales, Capital & Negotiation | Business Masterclass

7

"XORRIYAD MA HAYSTO"— Qisadii Nimcaan Hillaac Ee Aan Hore Loo Maqal | Boorama Ilaa Masraxyada Dunida

8

DUNIDA TECHNOLOGY-YADA AI, Cybersecurity, Cryptography Iyo Mustaqbalka Shaqooyinka!

9

$100 Ayuu Ka Amaahday Hooyadii... Maanta Waa Trader Guuleystay! Billow Ilaa Dhamaad Forex.

10

Restore Hope 1992 Ilaa Turkiga Maanta: Silsiladda Shidaalka Soomaaliya Ee Aadan Waligaa Maqlin!

11

Xornimo Dhaqaale 2026.Crypto, Forex, Stocks & Shares. Halkaan ka Bilow safarkaaga!

12

Boqoraddii Fanka Hibo-Nuura Oo Ka Hadashay Xaqiiqooyinka Ugu Adag Nolosheeda!

13

FAHAMKA AWOODDA: Aragtiyada Ibn Khaldun, Machiavelli & Isu-Beenguurka Siyaasadda Soomaalida

14

DUNIDA TECHNOLOGY-YADA AI, Cybersecurity, Cryptography Iyo Mustaqbalka Shaqooyinka!

15

Rashiid Gadhweyne: Khilaafka Somaliland & Soomaaliya, Dhaxalka Hadraawi iyo Burburka Bulshadeenna.

16

Barashada Alle— Magacyadiisa, Naxariistiisa & Jacaylkiisa

17

Kansarka, Dhiig-Kar, Sonkorow & Wadne-Xanuun — Podcast-kan Daawo Ka Hor Inta Aadan Isbitaalka Gelin!

18

"Jidhka labaatan jirka wuu cafis badan yahay" Halista Cudurrada casriga iyo Digniinta Dhaqaatiirta

19

Masterclass Ahmed Farah:30 Sano oo Khibrad Filim-Sameyn ah, Lacag, Halganka&Guul | Arday & Ayaanle!

20

Student Visa ilaa Public Health Expert: Safarka Abdinaasir & Fursadaha Scholarship-ka UK.

21

“YouTube wuxuu beddelay Nolosheyda” — Sawda Qaalib

22

Khatarta Tahriibka Iyo Cadaabta Xabsiyadda Libya

23

EXCLUSIVE | "Abdirizak Anshax: ‘Waxaan Ayaan ku mehersaday Jeelka Gabiley!’ (Qaybta 2aad – Qiso!)"

24

Abdirizak Anshax: "Si aan Fanaan u noqdo, waxaan u Qortay askarinimo!" (Qaybta 1aad)

25

Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~2aad

26

Halgan & Himilo: Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde iyo Geedi-socodka Siyaasadda Soomaalida~1aad

27

Abdijaliil Iyo Qeys Qosol Iyo Sheeko, Waayo aragnimo Iyo Hal-Abuur.

28

Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 2/2. Hassan Jabhad

29

Gumeystaha Itoobiya: Sidee Loo Qabsaday Dhulka Soomaali Galbeed? 1/2. Hassan Jabhad

30

Nasra Abti Doon Iyo Safarkeedii Baraha Bulshada"Waxaan Jeclahay Hal-Abuurka"

31

Sheikh Said Rageah| Noolasha Qurbaha,Burburka Qoyska, Lacagaha Cryptocurrency Waxbarashada

32

Suldaan Seeraar~FANKA&SUUGAANTA:

33

Sheekh Xassan Al-Waajidi iyo Fadliga Quraanka Kariimka

34

Idil Barkhad Iyo Waayaha Fankeeda.

35

Fahamka Mas’uuliyadda – Xag Diimeed, Nafsi iyo Bulsho~ Dr Hamze Habiib

36

Waxaan Dib u Bartay Micnaha Noolasha, Iimaanka Imtixaanka&Xaqiiqada Caddaaladda Eebbe”~Sh. Dr. Ali Mohamed Salah 

37

Fadliga Akhrinta Quraank Kariimka~Sheekh Cabdixakiim Sheekh Cali Suufi

38

Safarka Eng Hibo": How To break Tech with out Going to University?

39

Barashada Fiqiga, Fahamka Afarta Mad-hab & Nolosha Maalinlaha ah Ee Sheekh Shibli.

40

Fadliga Quraanka Kariimka ah iyo Ducooyinka~Sheekh Shibli

41

Libaan Tahliil Aas-Aasaha Sabiib Somali Restaurant.

42

Abwaan Shube|42 Sano Guur & Jacayl Dhab ah, Dagaalkii 77 & Dhaxalkii Suugaanta Soomaaliyeed.

43

Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed

44

Ganacsiga & Maaliyadda| Forex, Stocks & Crypto|~Abdinur Ali Mohamed

45

Fahamka Caalamka: Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida — Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Adduunka