PODCAST · music
Ifiye Radio
by Ifiye Radio
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer. Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
Episodes
-
Hay gabin-Faysal Cumar Mushteeg
Somali music Heestii Haygabine iyo Fanaankii Faysal Cumar Mushteeg
-
Halgan-Suldaan Seeraar
Halgan-Suldaan Seeraar Sanadguuradii ONLF ee 38-aad
-
Gar baan kuu dhiganayaa-Digfeer
Yassin Axmed Digfeer. Dadkii kala gado qarsada Waxbaa ka dhex guuxayee Gar-baan kuu dhiganayaa Gudoonkuna waa adigee Gar-eex lama doonayee Garawso waxaan ku dhaho Nin gob ah ood gacal tihiin Wiliba gacalooy ku jecel Adoon ku maqneyn wax gara Inuu gurigoo cidlo ah Sidii GAAL-SHIRE fadhiyo Miyaanu...
-
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
Dagaalkeena Jeclaa-Haboon Nuura Saalax Sanaag
-
Kii dhaba - Xaalima Khaliif
Kii dhaba - Xaalima Khaliif Magool
-
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
AXMED NUUR JAANGO IYO SUKHRA YAREY -LAHASHADA KALGACAL LADI WAAYEY
-
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
Hodan Cabdiraxmaan- Xaasid
-
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
Buurbaa kugu gudbane Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
-
Axmed Aarshe-fino lama abuure
Axmed Aarshe-fino lama abuure WAXBA HA IFAQUUQINO HA INA KALA FOGEYNINE FARXAD IIGU NOLOOW
-
Aboowe Rahiima Abuukar
Aboowe Rahiima Abuukar
-
Isii nafta Nimco Happy
Isii nafta Nimco Happy was superstar this year on Tiktok
-
MAXAA KA SOCDA HADDA IFIYE RADIO LIVE
Idaacadda Ifiye Radio qeeybta 24/7 waxaa hadda ka socda heeso kala duwan sida Fanaaniinta Hore -Maxamed Saleebaan Tubeec -Xaliima Khaliif Magool -Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) -Cabdi Tahliil Warsame (Tahliil) -Axmed Naaji Sacad -Cali Naaji Sacad -Maxamed Nuur Giriig -Qamar Maxamed Xuseen…
more -
Mar horaan Sameeyay-WHIZBI
Mar horaan Sameeyay-WHIZBI
-
Dhaanto- Muxyadiin Shaahid iyo Idil Ayruush
Dhaanto- Muxyadiin iyo Idil Ayruush
-
Barnaamijka Ciida-Ifiye Radio
Barnaamijka Ciida-Ifiye Radio
-
Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
Ciid Mubaarik- Hodan Abdirahman, Mursal Muse, Mohamed Cirro
-
ciida ciida -xidigaha Geeska
ciida ciida -xidigaha Geeska
-
Jirjiroole dumar- Bashiir Cali Xuseen
Waa laba heesood oo kala ah Heestii Jirjiroole Dumar- Bashiir Cali Xuseen Heestii Dudumo- Cali Faray Ifiye Radio Live ayeey si toos ah uga socotaa
-
Onkod-Cabdi Tahliil Warsame
Onkod Cabdi Tahliil Warsame
-
Ergadii Furqaan-Cabdullahi Sulfe
Ergadii Furqaan-Cabdullahi Sulfe
-
Waa bishii wacnayd - (Soonqaad) - Faaduma Qaasim Hilowle
Waa bishii wacnayd - (Soonqaad) - Faaduma Qaasim Hilowle
-
Maxammed Mooge Liibaan-waayeelka jaqafsada
Alle ha u naxariistee Fanaankii codka macanaa Maxamed Mooge Liibaan iyo heestiisii Waayeelka Jaqafsada.
-
Guuloow Adaa-Siid Cali Surre
Alle ha u naxariisto Fanaanka Siid Cali Suure oo 19-02-2022 ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho wuxuu ahaa fanaan iyo abwaan caan ku ah heesaha banaadiriga- Heeskaan wuxuu qeeyb ka ahaa Riwaayadii Canaad ee caanka baxday waxaana loo yaqaanaa " Go'ee gardaraa laygeystay ama guuloow Adaa.
-
Naftu Doqonsanaa -Cabdinaasir Macalin Siciid
Naftu Doqonsanaa -Cabdinaasir Macalin Siciid
-
Heestii - Naruuro Salaad Maxamed Derbi
Ifiye Radio Podcast waa qeeybta dhageysiga diyaarsan ee heesaha loogu jeclyahay Soomaalida oo aan marba mid idiin soogalino. Maanta waxaan idiin heynaa heestii Naruuro iyo Fanaanka Salaad Maxamed Shardi Salaad Derbi waxaan rajeeyneynaa inaad ka heli doontaan mobile ladiina aad dhigan doontaan....
-
Aun Maxamed S Tubeec & Sannad Waliba Hoodiyo
Aun Maxamed S Tubeec & Sannad Waliba Hoodiyo
-
Shimaali Axmed Shimaali Heestii Iisha yareey
Fanaanka Shimaali Ahmed Shimaali heestii Iisha Yareey
-
Sharma Boy ft. K'naan - Waayo Waayo (Official Music Video)
International artist K'naan performs with Sharma boy. The song is called "Waayo Waayo" and it gives encouragement and meaning. You can hear it here.
-
Heestii Kismaayo -Cabdi Salaad Beerdilaacshe
Heestii Kismaayo -Cabdi Salaad Beerdilaacshe
-
Hab isii Ma ceebaa Axmed Cali Cigaal iyo Xaliimo Khaliif Magool
Hab isii Ma ceebaa Axmed Cali Cigaal iyo Xaliimo Khaliif Magool
-
Dhabta Isaar- Aun Maxamed Aadan Shamuuri iyo Saado Cali
Dhabta Isaar- AUN Maxamed Aadan Shamuuri iyo Saado Cali Riwaayadii Dhego Awdan Faraa udhawaaqa
-
Waa Cudur Qabyaaladi-Maxamed BK
Fanaanka Maxamed BK iyo Heestii Waa Cudur Qabyaaladi
-
Nayruus -Aun Maxamed Saleebaan Iyo FaadumoCabdullaahi Maandeeq
Nayruus -Aun Maxamed Saleebaan Iyo FaadumoCabdullaahi Maandeeq
-
ADAAN KUU DHAAR SANAHAY-Fartuun Birimo
Heestii Adaan kuu dhaarsanahay iyo Fanaanada Fartuun Axmed Sahal Fartuun Birimo
-
Waa Sax -Sharma Boy iyo Deeqsan
Waa heestii waa sax iyo Sharma Boy iyo Deeqsan
-
Hees Jacayl ah-Axmed Yasin Digfeer Siraad Cabdulle
Hees Jaceyl ah ah oo ay wada qaadaan Alle ha u naxariistee Axmed Yasin Digfeer Siraad Cabdulle
-
Gabadhii ku guuleeysatay SHEEKO Challenge _SACDIYA AXMED JAAMAC
Gabadhii ku guuleeysatay SHEEKO CHANLLENEGE _SACDIYA AXMED JAAMAC
-
Axmed Yaasiin Digfeer-Hibo
Heesta Hibo Fanaanka Alle ha u naxariistee Axmed Yaasiin Digfeer
-
Maxamed BK Qof wayn aniga Iimatihid
Qof wayn ani iima tihid
-
Jamasho- Sahra Axmed iyo Axmed Mooge
Jamasho- Sahra Axmed iyo Axmed Mooge
-
Sheeko-Daneyste 4mp3
Qeeyb Ka mid ah Sheeko la magac baxday Daneyste
-
Aweeys Qamiis iyo Aamina Camaari -Aan xaroone
Aweeys Qamiis iyo Aamina Camaari -Aan xaroone
-
Waa i gubaayee Aweeys Qamiis iyo Aamina Camaari
Waa i gubaayee Aweeys Qamiis iyo Aamina Camaari
-
DHIBANAHA JACAYLKA Cabdicaziz iyo Sadri BASHIIR
Waa barnaamijka Dhibanaha Jaceylka oo ka bixi jiray IFIYE RADIO Jimco kasta
-
Alle ha u naxariisto Faadumo Cali Nakruumo- Wareeysi aan kula yeelanay Toronto
Alle ha u naxariisto Faadumo Cali Nakruumo- Wareeysi aan kula yeelanay Toronto
-
DOOKHA DHAGEYSTAHA-Shaketi
Waa Barnaamijkii Dookha Dhageystaha oo axad walba ka baxay IFIYE RADIO Waxaa soo jeedinaya Weriye Ismail Shaketi
We're indexing this podcast's transcripts for the first time — this can take a minute or two. We'll show results as soon as they're ready.
No matches for "" in this podcast's transcripts.
No topics indexed yet for this podcast.
Loading reviews...
ABOUT THIS SHOW
IFIYE RADIO is the first Somali internet radio to broadcast its full programs live on the internet from your mobile and computer. Ifiye Radio waa Idaacaddii ugu horeeysay ee Soomaaliyeed oo Internet-ka ku eg adigoo kadhageysankara moobeylkaaga iyo kumbiyuutarkaaga.
HOSTED BY
Ifiye Radio
CATEGORIES
Loading similar podcasts...